{"id":6075,"date":"2012-05-15T08:20:41","date_gmt":"2012-05-15T08:20:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6075"},"modified":"2012-05-15T08:20:41","modified_gmt":"2012-05-15T08:20:41","slug":"siyaasiga-claahi-sheekh-xasan-oo-sheegay-puntland-ineysan-ka-soon-horjeesan-karin-dastuurka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/siyaasiga-claahi-sheekh-xasan-oo-sheegay-puntland-ineysan-ka-soon-horjeesan-karin-dastuurka-cusub\/","title":{"rendered":"Siyaasiga C\/laahi Sheekh Xasan Oo Sheegay Puntland Ineysan ka soon horjeesan Karin Dastuurka cusub."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/csh-300x261.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6078\" title=\"csh-300x261\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/csh-300x261-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Xili dhowaan maamulka Puntland uu dhaliilay qodobada qaar eek u qoran Dastuurka cusub ayaa siyaasiga C\/laahi Sheekh Xasan oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed wuxuu ugu baaqay in arintaas ay beesha laamka wax ka qabato.<\/p>\n<p>C\/laahi Sheekh Xasan oo sidoo kale ah gudoomiyaha isbahaysiga Nabada ayaa in Puntlnd aysan ka soo horjeesan Karin Dastuurka cusub ee haatan la doonayo in la meel mariyo.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in madaxweynaha Puntland C\/raxmaan Faroole uu cadeeyey inuu caqabad ku yahay roadmap-ka iyo Dastuurka cusub, isla markaana uu ka soo horjeestay markii uu dantiisa ka waayay.<br \/>\nSidoo kale wuxuu xusay in Qaramada Misoobay, Midowga Afrika iyo IGAD ay digniin Soo saareen wuxuuna sheegay in digniintaasi ay u muuqato mid ku aadan oo kaliya baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntland ayaa ayadu dhowaan waxay soo bandhigtay qodobada qaar eek u qoran dastuurka Soomaaliya oo ay diidantahay ka dib markii ay u saartay gudi wasiiro ah oo ka tirsan maamulka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xili dhowaan maamulka Puntland uu dhaliilay qodobada qaar eek u qoran Dastuurka cusub ayaa siyaasiga C\/laahi Sheekh Xasan oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed wuxuu ugu baaqay in arintaas ay beesha laamka wax ka qabato. C\/laahi Sheekh Xasan oo sidoo kale ah gudoomiyaha isbahaysiga Nabada ayaa in Puntlnd aysan ka soo horjeesan Karin Dastuurka cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6075","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6075","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6075"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6075\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6079,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6075\/revisions\/6079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6075"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6075"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6075"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}