{"id":60682,"date":"2019-11-20T23:32:23","date_gmt":"2019-11-20T20:32:23","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60682"},"modified":"2019-11-21T06:06:45","modified_gmt":"2019-11-21T03:06:45","slug":"dhageyso-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-qodobadii-ay-ka-wada-hadleen-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/dhageyso-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-qodobadii-ay-ka-wada-hadleen-farmaajo\/","title":{"rendered":"DHAGEYSO- Xasan Sheekh oo Faafaahiyey Qodobada ay isla garteen farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan maanta ay Magaalada Muqdisho kula yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu sheegay in ay isla garteen Madaxweyne Farmaajo in dhammaan Hay\u2019addaha kala duwan ee dowladda aan loo sameynin wax muddo kordhin ah, islamarkaana doorashaddu ay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay.<br \/>\nWaxaa uu sidoo kale sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii hore ay isla qireen in doorashadda lagu qabto waqtigii loogu tala galay ayna si wadajir ah tallo ugu yeeshaan, maamul goboleedyadda iyo xisbiyadda Siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Arrimaha Ammaanka ayuu sheegay in Madaxdii hore kuwa maanta ay isla garteen in aan la siyaasadeyn ciidanka dowladda, islamarkaana aysan taageerin Siyaasi gaar ah.<\/p>\n<p>Gobolka Banaadir ayuu xusay Xasan Sheekh Maxamuud in ay kala hadleen Madaxweyne Farmaajo sidii loogu heli lahaa Maqaam.<\/p>\n<p>Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Madasha oo faahfaahiyay kulanka ayaa dhankiisa sheegay in qodobadda la isku raacay ay ka mid yihiin.<\/p>\n<p>1. In Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo ka garaabay arrimihii ka dhashay safaradii Kismaay iyo Beladweyne.<\/p>\n<p>2. In Doorashada Dalka waqtigeeda ku dhacdo , lagana hishiiyo qaabka Iyo nooca Doorashada u dhaceyso 2020-2021 .<\/p>\n<p>3. In La ilaaliyo Xoriyaadka iyo xaquuqda Muwaadinka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>4. In la ilaaliyo Dastuurka iyo Sareynta sharciga .<\/p>\n<p>5. In aanan Arrimaha amniga la siyaasadeyn , meelna looga Soo wada jeesto dagaalka lagula jiro Alshabaab. In ciidamada amniga ka shaqeeya sidoo kale ay ku dhexmilmin siyaasada.<\/p>\n<p><strong>Halkaan Ka Dhageyso Shirka Jaraaid ee Madaxweynahii Hore ee Soomalia Xasan Sheekh Maxamuud\u00a0<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-60682-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xasan-sheeikh-maxamuud-.mp3?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xasan-sheeikh-maxamuud-.mp3\">https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Xasan-sheeikh-maxamuud-.mp3<\/a><\/audio>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan maanta ay Magaalada Muqdisho kula yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu sheegay in ay isla garteen Madaxweyne Farmaajo in dhammaan Hay\u2019addaha kala duwan ee dowladda aan loo sameynin wax muddo kordhin ah, islamarkaana doorashaddu ay ku dhacdo waqtigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60682"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60696,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60682\/revisions\/60696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}