{"id":60673,"date":"2019-11-20T22:48:35","date_gmt":"2019-11-20T19:48:35","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60673"},"modified":"2019-11-20T22:51:16","modified_gmt":"2019-11-20T19:51:16","slug":"madasha-xisbiyada-qaran-oo-war-ka-soo-saaray-shirkii-farmaajo-madaxdii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/madasha-xisbiyada-qaran-oo-war-ka-soo-saaray-shirkii-farmaajo-madaxdii-hore\/","title":{"rendered":"Madasha Xisbiyada Qaran Oo War Ka Soo Saaray Shirkii Farmaajo &#038; Madaxdii Hore"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\"><\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaranka ayaa waxay faah faahin ka bixiyeen waxyaabaha ka soo baxay kulankii ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne-yaashii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Somaliya ay isu waafaqayn inaanan wax muddo kordhin ah loo samaynin hay\u2019adaha dowladda, isla-markaana ay doorashooyinka ku qabsoomaan xilligii loogu talagalay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in la\u2019isku raacay in si wadajira looga shaqeeyo arrimaha doorashooyinka, iyadoo ay kaalin ku yeelanayan Xisbiyada Dalka iyo Maamul Goboleedyada.<\/p>\n<p>Waxaa uu soo hadalqaaday arrimaha amniga ee dalka, isagoo sheegay in la\u2019isku waafaqay inaanan la siyaasadayn shaqada Ciidamada Dowladda, isla-markaana aanay ciidamadu taageerin cid gaara.<\/p>\n<p>Isagoo soo hadalqaaday Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ka dhawaajiyay in Madaxweyne-yaashii hore ee dalka ay Madaxweynaha maanta kala hadleen, sidii uu maqaam ku yeelan lahaa Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaranka ayaa dhankiisa sheegay in qodobada la isla meel dhigay ay ka mid yihiin<\/p>\n<p>In Madaxweyne Farmaajo Farmaajo ka garaabay arrimihii ka dhashay safaradii Kismaay iyo Beladweyne.<\/p>\n<p>In Doorashada Dalka waqtigeeda ku dhacdo , lagana hishiiyo qaabka Iyo nooca Doorashada u dhaceyso 2020-2021 .<\/p>\n<p>In La ilaaliyo Xoriyaadka iyo xaquuqda Muwaadinka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>In la ilaaliyo Dastuurka iyo Sareynta sharciga .<\/p>\n<p>In aanan arrimaha amniga la siyaasadayn , meelna looga Soo wada jeesto dagaalka lagula jiro Al Shabaab. In ciidamada amniga ka shaqeeya sidoo kale aysan ku dhexmilmin siyaasadda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada Qaranka ayaa waxay faah faahin ka bixiyeen waxyaabaha ka soo baxay kulankii ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne-yaashii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh Maxamuud oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Somaliya ay isu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60673"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60673\/revisions\/60678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}