{"id":60650,"date":"2019-11-20T22:13:29","date_gmt":"2019-11-20T19:13:29","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60650"},"modified":"2019-11-20T22:34:44","modified_gmt":"2019-11-20T19:34:44","slug":"walaac-laga-muujiyay-heshiiskii-ay-wada-galeen-kenya-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/walaac-laga-muujiyay-heshiiskii-ay-wada-galeen-kenya-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Walaac Laga Muujiyay Heshiiskii Ay Wada Galeen Kenya Iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dhawaan waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kulan ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Uhuru Kenyata, kulankaas oo la sheegay in labada madaxweyne ay heshiis wada-gaareen.<\/p>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Dad u badan xildhibaano ayaa waxaa ay ka falceliyeen kulankaas oo war-saxaafadeed ay dowladda ka soo saartay lagu sheegay in laga heshiiyey arrimo ay kamid yihiin,dhinaca socdaalka soo celinta xiriirka labada dal iyo qodobo kale.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sakariya Xaaji Maxamuud Cabdi oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sheegay in kulankaas ay ka muujinayaan walaac badan, isla markaana dowladda Soomaaliya aysan sirasmi ah u soo bandhigin waxyaabihii ay ku heshiiyeen labada Madaxweyne.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay xildhibaanka in dalkaan uu yahay mid la wada leeyahay Shacabka Soomaaliyeedna ay sugayaan in loo iftiimiyo wixii ka soo baxay kulanka labada Madaxweyne.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan maqleynay in kulanka looga hadlay xiriirka labada dal iyo in Viisaha loo fasaxay,waxaas waa wixii horay looga hadli jiray waaye Viisana kama rabno ee dowladda dadka ha u cadeyso wixii rasmi ah oo ay ka wada hadleen labada Madaxweyne ayuu yiri \u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxaa uu sheegay xildhibaan Sakariya Xaaji Maxamuud Cabdi in dowladda Kenya \u00a0ay dhibaato ku heyso shirkadaha isgaarsiinta ee ka howlgalla Soomaaliya, isla markaana dhowr jeer ay bur burisay loogana baahnaa in Madaxweynaha uu kala hadlo dhigiisa Kenya.<br \/>\n<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhawaan waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kulan ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Uhuru Kenyata, kulankaas oo la sheegay in labada madaxweyne ay heshiis wada-gaareen. Dad u badan xildhibaano ayaa waxaa ay ka falceliyeen kulankaas oo war-saxaafadeed ay dowladda ka soo saartay lagu sheegay in laga heshiiyey arrimo ay kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60650"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60669,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60650\/revisions\/60669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}