{"id":60638,"date":"2019-11-20T02:48:37","date_gmt":"2019-11-19T23:48:37","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60638"},"modified":"2019-11-20T02:48:37","modified_gmt":"2019-11-19T23:48:37","slug":"labada-gole-ee-barlamaanka-oo-maalinta-biri-yeelanaya-kulan-gaar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/labada-gole-ee-barlamaanka-oo-maalinta-biri-yeelanaya-kulan-gaar-ah\/","title":{"rendered":"Labada Gole ee Barlamaanka oo Maalinta biri Yeelanaya Kulan gaar ah"},"content":{"rendered":"<p>Labada Gole ee Baarlamaanka \u00a0Soomaaliya ayaa Maalinta Beri ah yeelan doona Kulan ay si gaar ah diiradda loogu saari doono Miisaaniyadda Dowladda.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa Noqonaya kii ugu horeeya ee labada Gole ay Si Wada jir ah u yeeshaan.<br \/>\nWaxaa si wadajir ah u guddoomin doonaa gudoonka labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadyadii ugu dambeeyay dhalisay hadal heyn badan maadaama aan la sameyn xisaab xir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labada Gole ee Baarlamaanka \u00a0Soomaaliya ayaa Maalinta Beri ah yeelan doona Kulan ay si gaar ah diiradda loogu saari doono Miisaaniyadda Dowladda. Kulanka ayaa Noqonaya kii ugu horeeya ee labada Gole ay Si Wada jir ah u yeeshaan. Waxaa si wadajir ah u guddoomin doonaa gudoonka labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60640,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60638\/revisions\/60640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}