{"id":6060,"date":"2012-05-15T05:52:16","date_gmt":"2012-05-15T05:52:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6060"},"modified":"2012-05-15T07:55:29","modified_gmt":"2012-05-15T07:55:29","slug":"xuska-maalinta-dhallinyarada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/xuska-maalinta-dhallinyarada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"www.warsom.com\/wararka\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6062\" title=\"Bar-kulan-15-May\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/Bar-kulan-15-May-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/p>\n<p>Shabakada Wararka Warsom.com<\/p>\n<p><\/a>Maanta oo ku beegan 15-ka bisha May, waa maalintii la aas-aasay ururkii dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL oo horseed u ahaa geedka xorriyadda ee ay harsanayaan ummadda Soomaaliyeed, iyadoo maanta la filayo in gobollada dalka lagu qabto munaasabado lagu maamuusayo maalintaas.<\/p>\n<p>Qaban-qaabada munaasabadda maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa saaka laga dareemayaa inta badan magaalooyin dalka, iyadoo lagu xusayo kaalintii Xisbiga SYL uu ka qaatay gobonnimada Soomaaliya, waa maalin weyn oo sanad weliba maanta oo kale la xuso.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ururka dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho Cabdullaahi Maxamed Nuur oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in ay wadaan qaban-qaabo xooggan oo ku aadan munaasabadda xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May.<\/p>\n<p>Magacyada 13-ka aas-aasayaashii Xisbigii dhallinyarada doomaaliyeed ee SYL.<\/p>\n<p>1 \u00a0 Yaasiin Xaaji Cismaan<br \/>\n2 \u00a0 Xaaji Maxamad Xuseen<br \/>\n3 \u00a0 Cabdulqaadir Sheekh Sakhaawodiin<br \/>\n4 \u00a0 Khaliif Huudow Macallin<br \/>\n5 \u00a0 Maxamad Cismaan Baarbe<br \/>\n6 \u00a0 Cismaan Geedi Raage<br \/>\n7 \u00a0 Maxamad Faarax Hilowle<br \/>\n8 \u00a0 Dheere Xaaji Dheere<br \/>\n9 \u00a0 Sayidiin Xirsi Nuur<br \/>\n10 Maxamad Cabdalla Xayeesi<br \/>\n11 Maxamad Cali Nuur<br \/>\n12 Cali Xasan Maxamad Verdura<br \/>\n13 Daahir Xaaji Cismaan<\/p>\n<p>Xafiiska Wararka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shabakada Wararka Warsom.com Maanta oo ku beegan 15-ka bisha May, waa maalintii la aas-aasay ururkii dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL oo horseed u ahaa geedka xorriyadda ee ay harsanayaan ummadda Soomaaliyeed, iyadoo maanta la filayo in gobollada dalka lagu qabto munaasabado lagu maamuusayo maalintaas. Qaban-qaabada munaasabadda maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa saaka laga dareemayaa inta badan magaalooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6060","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6060"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6063,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6060\/revisions\/6063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}