{"id":60440,"date":"2019-11-13T23:15:01","date_gmt":"2019-11-13T20:15:01","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60440"},"modified":"2019-11-13T23:16:22","modified_gmt":"2019-11-13T20:16:22","slug":"taageerayaasha-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-waddani-slnd-oo-loogu-baaqey-halgan-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/taageerayaasha-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-waddani-slnd-oo-loogu-baaqey-halgan-cusub\/","title":{"rendered":"Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani SLND, oo Loogu Baaqey Halgan Cusub."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C\/raxmaan\u00a0 Maxamed C\/laahi Cirro ayaa si kulul uga hadlay muranka ka taagan xubnaha guddida cusub ee doorashooyinka oo laba xubnood la isku mari laayahay.<\/p>\n<p>Gudoomiye Cirro ayaa sheegay in aanay marna ka ogolaan doonin in qaranka la burburiyo, haseyeeshee ay diyaar u yihiin inay badbaadiyaan, waxaanu taageeraashiisa ugu baaqay inay diyaar u noqdaan hawlgal adag oo dalka lagaga badbadinayo madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxa aan mar labaad umadda u xaqiijineynaa in xisbiga WADDANI si aan ka noqosho lahayn u qaadacay la shaqeynta iyo kamid ahaanshaaha xubnaha la sheegtay in la ansixiyey, Xisbiguna diyaar uma aha in uu xalaaleeyo ama jideeyo wax aan sharciga dalka waaqafsaneyn ama arrintan ha ahaato ama mid kale ha ahaatee.\u201dayuu yidhi gudoomiye Cirro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khudbad dheer oo uu mar dhowayd usoo jeediyey taageerayashiisa waxa uu ku yidhi \u201c Walaalayaal; Baadisoocda hoggaaminta Muuse labadii sanno ee uu xilka hayey, waxa ay noqotay:<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Kala qeybinta iyo kala irdheynta shacabka Somaliland halkii uu ka mideyn lahaa,<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Ku xadgudubka iyo ku tumashada dastuurka iyo xeerarka dalka, isaga oo waajibkiisa koowaad yahay ilaalintooda laguna dhaariyey, waxaa tusaale cad ah oo aad maanta wada ogtihiin in aanay wax sharci ah ku fadhiyin golayaasha deegaanka iyaga oo muddo xileedkoodii dhammaaday, muddo kordhina aan wali loo samaynin.<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Faro-gelinta nidaamka ganacsiga xorta ah ee uu jideeyey dastuurka dalku.<\/p>\n<p align=\"justify\">4. Xakameyn la\u2019aanta sicir bararka xadhkaha goostay ee ragaadiyey noloshada dhammaan shacabka reer Som aliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">5. Hoos u dhaca weyn iyo dabaca ku yimid amniga gudaha, taas oo sababtay in ay ka dillaacaan markii ugu horeysay jabhado hubeysan dalka gudihiisa. Xisbigu herena wuu camnbaareeyey haddana wuuu cambeereynayaa samaynta Jabhadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">6. U adeegsiga awoodda qaranka dano shakhsi ah oo uu dhul boob iyo ganacsi ugu horreeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">7. Caadeysiga ku tumashada xuquuqal insaanka, cabudhinta xorriyadda saxaafadda madaxa bannaan, xadhiga joogtada ah ee madaxda axsaabta iyo muwaadiniinta kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">8. Baahsanaanta maamul xumada iyo musuqmaasuqa maamulkiisa ka jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">9. In ay luntay kalsoonidii beesha caalamka ee dalkani ka sugayey ictiraafka.<\/p>\n<p align=\"justify\">10. Meyd maxaa u dambeeyey? Iyo kaa la sii sido, waxa ayaynu shalay u soo taagneyn dhammaanteen in hannaankii dimuqraadiyadda iyo rejadii doorashada hadhcad lagu gowracay horteena iyo sida ay saylad uga dhigteen golihii wakiilada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\uf0d8 Dhacdooyinkaas oo dhammi iyo qaar kale oo badan, waxa ay tilmaan xun u yihiin hogaaminta Muuse Biixi ee saluugga, salfudeydka iyo canaadka aan qiimaha ku fadhiyin isugu soo biyo shubatay isla markaana marag cad u yihiin tala xumada hoggaanka maanta jira, haddii aynu sidaa ku sii soconana waxaa hubaal ah in jiritaankeena qarranimo meel fog laga dayi doono Ilaahay kama dhigee.<\/p>\n<p align=\"justify\">\uf0d8 Walaalayaal; haddii aan u soo noqdo ceebtii iyo foolxumadii shalay dhacday ee ahayd inqilaabkii golaha iyo afduubkii sharci ee la sheegtay in lagu ansixiyey xubnihii xeerku xaaraantinimeeyey ka mid noqoshada Komishinka Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga WADANI waxa uu soo jeediyey sidan \u201c waxa aan u mahadnaqayaa taageerayaasha Xisbiga WADDANI guddo iyo dibadba waxaanan farayaa in ay u diyaar garoobaan halgan adag iyo howl culus oo dalka lagaga badbaadinayo Maamul xumada Muuse Biixi.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C\/raxmaan\u00a0 Maxamed C\/laahi Cirro ayaa si kulul uga hadlay muranka ka taagan xubnaha guddida cusub ee doorashooyinka oo laba xubnood la isku mari laayahay. Gudoomiye Cirro ayaa sheegay in aanay marna ka ogolaan doonin in qaranka la burburiyo, haseyeeshee ay diyaar u yihiin inay badbaadiyaan, waxaanu taageeraashiisa ugu baaqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60444,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60440\/revisions\/60444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}