{"id":60324,"date":"2019-11-10T20:08:08","date_gmt":"2019-11-10T17:08:08","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60324"},"modified":"2019-11-10T20:08:08","modified_gmt":"2019-11-10T17:08:08","slug":"turkiga-oo-maanta-laga-xusay-81-guuradii-ka-soo-wareegtay-geerida-mustafa-ataturk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/turkiga-oo-maanta-laga-xusay-81-guuradii-ka-soo-wareegtay-geerida-mustafa-ataturk\/","title":{"rendered":"Turkiga Oo Maanta Laga Xusay 81 Guuradii Ka Soo Wareegtay Geerida Mustafa Ataturk"},"content":{"rendered":"<p>Maanta oo axada ah waxaa dalkaasi turkiga laga xusayaa sanadguuradii 81aad ee ka soo wareegtay geeridii hoggaamiyihii asaasay jamhuuriyada Turkiga Mustafa Ataturk.<\/p>\n<p>Gazi Mustafa Kemal Ataturk, asaasihii Turkiga waxaa uu geeriyooday sanadkii 1938dii, isagoo da\u2019diisu ahady 57 Jir. Madaxweynaha turkiga Rajab Dayir Erdogon iyo madaxda dalkaasi ayaa ka qaybgalaya munaasabad lagu xasuusanayo oo ka dhacay Anitkabir, taalada Ataturk ee caasimadda Ankara.<\/p>\n<p>\u201cMarka kale waxaanu xusuusanaynaa 81 guuradii ka soo wareegtay geeridii Hoggaamiyihii dagaalkii xornimada Turkiga, Asaasihii jamhuuriyada turkiga, madaxweynayagii kowaad Mustafa Kemal Ataturk\u201d sidaas wax yiri Erdogan<\/p>\n<p>Mustafa Kamaal Ataturk wuxuu hoggaaminayay ciidamadii Turkiga ee la dagaalamay xoogagii qabsatay gobolka Anatolia ee Faransiiska, Britian, Talyaaniga, Giriiga iyo Argmiinayanka ka dib markii la jabiyay boqortooyadii Cismaaniyiinta dagaalkii 1aad ee aduuunka.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-325782\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ATATURK.jpg\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ATATURK.jpg 960w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ATATURK-380x307.jpg 380w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/ATATURK-768x620.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Wuxuu ku guulaystay inuu xoog kaga saaro ciidamadaas huwanta ah gobolka Anatolia oo ay ku jirto magaaladda Istanbul, wuxuu baabiiyay boqortooyadii Cusmaaniyiinta, isagoo asaasay jamhuuriyada Turkiga sanadkii 1923dii<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo axada ah waxaa dalkaasi turkiga laga xusayaa sanadguuradii 81aad ee ka soo wareegtay geeridii hoggaamiyihii asaasay jamhuuriyada Turkiga Mustafa Ataturk. Gazi Mustafa Kemal Ataturk, asaasihii Turkiga waxaa uu geeriyooday sanadkii 1938dii, isagoo da\u2019diisu ahady 57 Jir. Madaxweynaha turkiga Rajab Dayir Erdogon iyo madaxda dalkaasi ayaa ka qaybgalaya munaasabad lagu xasuusanayo oo ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60325,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60324"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60326,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60324\/revisions\/60326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}