{"id":6022,"date":"2012-05-14T17:04:14","date_gmt":"2012-05-14T17:04:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6022"},"modified":"2012-05-14T17:21:47","modified_gmt":"2012-05-14T17:21:47","slug":"gary-neville-oo-loo-magacaabay-mid-ka-mid-caawiyaayaasha-macalinka-england-roy-hodgson","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/gary-neville-oo-loo-magacaabay-mid-ka-mid-caawiyaayaasha-macalinka-england-roy-hodgson\/","title":{"rendered":"Gary Neville Oo Loo Magacaabay Mid Ka Mid Caawiyaayaasha Macalinka England Roy Hodgson."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dadada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6023\" title=\"Gary Neville\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dadada.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dadada.jpg 624w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/dadada-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a>Kabtankii hore ee kooxda Manchester United Gary Neville ayaa loo magacaabay xubin ka tirsan shaqaalaha Roy Hodgson ee xulka England.<\/p>\n<p>Neville ayaa ciyaaraha kubada cagta ka fariistay Febraayo 20112 isagoo 85 kulan u saftay xulka England islamarkaana sideed horyaal la qaaday United, waxaana uu falanqeeye dhanka ciyaaraha ka ahaa xilli ciyaareedkan TV-ga Sky Sports.\u00a0Si kastaba, waxa uu haatan aqbalay inuu la shaqeeyo tababaraha cusub ee xulka England ka hor ciyaaraha Euro 2012, isagoo heshiis afar sanno ah u saxiixay xiriirka kubada cagta Ingariiska ee FA-ga.<\/p>\n<p>Hodgson ayaa u sheegay website-ka FA-ga: \u201cGary wax badan ayuu qabsaday inuu kubada cagta ku dhex jiray, intii uu ciyaaryahan u ahaa Manchester United iyo xulka England\u201d.\u201cWaxa uu ogolaanshihiisa tababarka ka helay UEFA, waxaana ciyaartoyda ay ku ixtiraamaan khibarad uu leeyahay ciyaaryahan ahaan\u201d.<\/p>\n<h3><span style=\"color: #ff00ff;\">Xafiiska Sports-ka Shabalada Wararka Warsom.com<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #ff00ff;\"> Cabdi Rashiid Ciise Cali<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #ff00ff;\"> C.rashiid9@hotmail.com<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #ff00ff;\"> Muqdisho,Somaliya<\/span><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kabtankii hore ee kooxda Manchester United Gary Neville ayaa loo magacaabay xubin ka tirsan shaqaalaha Roy Hodgson ee xulka England. Neville ayaa ciyaaraha kubada cagta ka fariistay Febraayo 20112 isagoo 85 kulan u saftay xulka England islamarkaana sideed horyaal la qaaday United, waxaana uu falanqeeye dhanka ciyaaraha ka ahaa xilli ciyaareedkan TV-ga Sky Sports.\u00a0Si kastaba, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[],"tags":[50],"class_list":["post-6022","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","tag-sports"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6022"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6025,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6022\/revisions\/6025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}