{"id":60110,"date":"2019-11-03T22:14:46","date_gmt":"2019-11-03T19:14:46","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60110"},"modified":"2019-11-03T22:53:13","modified_gmt":"2019-11-03T19:53:13","slug":"jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-minnesota-dalka-mareykanka-oo-lacag-ururin-u-sameeyey-fatahaada-b-weyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/jaaliyadda-soomaaliyeed-ee-minnesota-dalka-mareykanka-oo-lacag-ururin-u-sameeyey-fatahaada-b-weyne\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota Dalka Mareykanka oo Lacag Ururin U Sameeyey Fatahaada B\/weyne."},"content":{"rendered":"<p>Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa xalay isagu yimi kulan ay dhaqaalo ugu uririnayeen walaalahooda gobolka Hiiraan qaasatan magaaladda Baladwayne ,<\/p>\n<p>Boqolaal dadwayne ah siyaasiin iyo ganacsato ayaa soo buux dhaafiyey xarunta shirarka ee jigjiga Mall.<\/p>\n<p>Kulankaan oo ay ka soo qaybgaleen madax ka tirsan Baarlamaanka Dowladda faderaalka Soomaaliya sida , Wasiirka Shaqada &amp; Shaqaalaha Sadiiq Warfaa, Xil. Omar Riingo, Xil. Cabdifatah Caaqil Yare,waxaa kale iyaguna goobta oon xalay u kala harin madaxda xilalka ka haya gobolka Minnesota ee Soomaalida ah sida Xil. Mohamud Noor , Xil. Hodan Hassan<\/p>\n<p>Gud. Dagmadda 6aad ee Minneapolis Cabdi Warsame iyo Wasiir xigeenka shaqada iyohoremarinta bulshadda Minnesota Xamsa Warfaa ,oo dhamaantood ka jeediyey hadalo qiimo leh ee ay ku xoojinanayeen sidii wax looga qaban lahaa dadka ka baracay guryahoodii.<\/p>\n<p>Dhamaan madaxdaas oo goobta ka hadashay ayaa isku raacay in loo baahan yahay in garab istaag loo muujiyo walaalaha Soomaaliyeed ee masiibadda biyaha ku soo fatahay ay saameeyeen.<\/p>\n<p>Kulankaan iyo badi Masaajidida Minnesota lacagahii laga ururiyey ayaa waxaa lagu wareejin doonaa Hay\u2019ada HARO oo ka mida kuwa samafalka ee aadka ugu firfircoon hawlaha bina\u2019aadnimo oo xarunteedu ku taal gobolkaaan Minnesota ,madaxa hay\u2019adaha Cali Xaji ayaa Warbaahinta u sheegay in dhaqaalahii la soo ururiyey ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku gaarsiin doonaan dadka loogu talagalay waxuuna cali u mahad celiyey dadwaynaha dadaalka ay arintaan ka muujiyeen.<\/p>\n<p>Caaqil Cali Balcad ayaa isaguna ku hadlay magaca jaaliyadda reer Hiiraan ee Minnesota ayaa HOL u marinaya mahadcelin walaalaha Soomaaliyeed ee hawshaan isku xil saaray ,waxuuna Cali Balcad sheegay garab istaaga sanadkaan reer Hiiraan loo muujiyey in ay tahay mid ay taariikhdu xusi doonto .<\/p>\n<p>Kulankii xalay JigJiga Hall ka dhacay ayaa waxaa cashada kulankaan ku deeqayisla mar kaana gacan wayna ka gaystay qabsoomida kulankaan ganacsade Cabdiraxmaan Ciise Kaahin oo ah mulkiilaha Maqaayadaha AFRO DELLI Minnesota ku yaal Kaahin waa shaqsi kaalin muuqda ku leh jaaliyadda dhexdeeda mar walbana u istaaga garab siinta ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulankii xalay ayaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan waxaan la is faray in la sii wado dadaaladda lagu doonayo in lagu samata bixiyo ummadda ay waxyeelaysay fatahaadaha wabiga Shabeele ay ugu gaysatay gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ayaa xalay isagu yimi kulan ay dhaqaalo ugu uririnayeen walaalahooda gobolka Hiiraan qaasatan magaaladda Baladwayne , Boqolaal dadwayne ah siyaasiin iyo ganacsato ayaa soo buux dhaafiyey xarunta shirarka ee jigjiga Mall. Kulankaan oo ay ka soo qaybgaleen madax ka tirsan Baarlamaanka Dowladda faderaalka Soomaaliya sida , Wasiirka Shaqada &amp; Shaqaalaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60112,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60110\/revisions\/60112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}