{"id":60107,"date":"2019-11-03T21:12:33","date_gmt":"2019-11-03T18:12:33","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60107"},"modified":"2019-11-03T21:24:24","modified_gmt":"2019-11-03T18:24:24","slug":"ururka-iskaashiga-islaamka-oo-shir-uga-furmayo-magaalada-doha-ee-dalka-qadar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/ururka-iskaashiga-islaamka-oo-shir-uga-furmayo-magaalada-doha-ee-dalka-qadar\/","title":{"rendered":"Ururka Iskaashiga Islaamka oo Shir Uga Furmayo Magaalada Doha ee Dalka Qadar."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Magaalada Doxa ee dalka\u00a0 Qatar ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maanta Shir uga furmo Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku jira Ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo\u00a0 OIC.<\/p>\n<p>Shirweyanahaan oo ahaa mid horay loo sii qorsheeyey ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo taageeri lahaa Soomaaliya,waxaana Wasaaradda Arrimaha dibadda Qatar ay shaacisay qodobada ugu muyhiimsan ee shirkaasi looga hadli doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaaradda ayaa qodobada waxaa ay ku sheegtay Arrimo ay kamid yihiin xaaladihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya,sidii loo kordhin lahaa taageerada ay dalalka Islaamka siiyaan Dowladda Federaalka si ay u xoojiyaan deganaashaha iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wargeyska Al-Sharq ee kasoo baxa dalka Qatar ayaa qoray in dowladda Qatar ay dhamaan casuumaad u dirtay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka Ururka Iskaagiga Islaamka, isla markaana kulankooda ay diirada ku saari doonaan fatahaadii ugu dambeysay ee ka dhacday Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxda isku-xirka \u00a0Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa waxaa \u00a0la Aas\u2019aasay Bishii December ee sanadkii 2007,waxaana shirkoodii ugu \u00a0horeeyey ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen 27kii Bishii Octoober\u00a0 ee \u00a0sanadkii 2018.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maalma ka hor waxaa uu ku baaqay in Soomaaliya laga soo taageero wax u qabashada dadka ay saameeyeen fatahaadaha Wabiyada sigaar ah Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Doxa ee dalka\u00a0 Qatar ayaa waxaa lagu wadaa in uu Maanta Shir uga furmo Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku jira Ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo\u00a0 OIC. Shirweyanahaan oo ahaa mid horay loo sii qorsheeyey ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo taageeri lahaa Soomaaliya,waxaana Wasaaradda Arrimaha dibadda Qatar ay shaacisay qodobada ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60109,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60107\/revisions\/60109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}