{"id":60058,"date":"2019-11-02T15:49:26","date_gmt":"2019-11-02T12:49:26","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60058"},"modified":"2019-11-02T20:08:17","modified_gmt":"2019-11-02T17:08:17","slug":"dowlada-kenya-oo-sheegtay-wada-hadal-inay-kula-jirto-somaliya-arrinta-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/11\/dowlada-kenya-oo-sheegtay-wada-hadal-inay-kula-jirto-somaliya-arrinta-badda\/","title":{"rendered":"Dowlada Kenya Oo Sheegtay Wada Hadal Inay Kula Jirto Somaliya Arrinta Badda"},"content":{"rendered":"<div id=\"td-mobile-nav\">\n<div class=\"td-mobile-container\">\n<div class=\"td-menu-socials-wrap\">Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay wada hadal inay Dowladda Somaliya kula jirto, kaasi oo ku saabsan sheegashada Kenya ee Badda Somaliya, xilli dib loo dhigay dacwadii taalay maxkamadda Hague.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"td-outer-wrap\">\n<div class=\"td-outer-container\">\n<div class=\"td-container td-post-template-default\">\n<div class=\"td-container-border\">\n<div class=\"td-pb-row\">\n<div class=\"td-pb-span8 td-main-content\" role=\"main\">\n<div class=\"td-ss-main-content\">\n<article id=\"post-113189\" class=\"post-113189 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka-maanta\">\n<div><\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Xogahayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Amb. Macharia Kamau oo wareysi siiyey Citizen TV ayaa si faah faahsan uga hadlay arrintaasi iyada oo sheegtay in Somaliya xilligaan laga dareemaayo dabacsanaan ku aadan kiiskaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan isleeyahay waa soo dabcayaan marka aan si furan kuula hadlo waxaan ula jeedaa waan wadahadleynaa, dhawaan xoghayaheenna maamulka ayaa Soomaaliya tegay si uu wadahadallo ula yeesho wuxuuna qeyb ka ahaa dad lagu casuumay shirkii horumarinta oo ka caawinaya Soomaaliya horumarka Kenyana qeyb ayey ka tahay si fiican ayaa loo qaabbilay, waxaana la yeelannay wadahadallo dhiggeenna markii aan joognay Hague waqti aan sidaas u sii fogeyn innagoo ka wadahadleynay dib u dhigista dacwadda taasoo si kastaba la baajiyey illaa bisha June waana sidii aan dooneynay marka waan helnay sidii aan dooneynay waxaana isleeyahay dadku waxay soo ogaanayaan in sida kaliya ee aan ku gaari karno halka aan beegsaneynno inay tahay wadahadal walaalnimo oo dhexmara labada qaran.<\/p>\n<p>Sidii aan sheegayna waa mid aqliga ka fog in loo qaato in dhibaato naga dhaxeyso annaga iyo Soomaaliya dad ahaan maxaa yeelay waxyaabo badan ayaa naga dhaxeeya ganacsiga baaxadda leh iyo iskaashiga halkaas ayuuna noo sii ahaan doonnaa.\u201d<\/p>\n<p>Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa sheegay labada shacab ee labada dal inay isku wanaagsan yihiin, balse caqabada ay ka imaanayso masuuliyiinta Maamulka talada haya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhihi lahaa xoogaa waa wanaagsan yahay laakiin inta hoggaamiyaasheennu ay wadahadlayaan, inta aan awoodno inaan isu soconno, inta dadkeennu wada-ganacsanayo maxay tahay xiriirka ka wanaagsan oo aan yeelan lahayn waxaan ula jeedaa waa wax ay tahay inaan ka wada shaqeynno waxaana isleeyahay sidii aan iriba dhibaatadu ma aha dadka ee waa maamulka.\u201d Ayay yiri Macharia Kamau.<\/p>\n<p>Shaki badan ayaa ka jira kiiska badda ee Somaliya &amp; Kenya gaar ahaan waxa keenay in dib loo dhigo iyadoo tani ay muujinayso in Kenya ay gaartay hadafkeedii ahaay in arrinta wada hadal lagu xaliyo, walina Kenya galaangal xoog leh ugu jirto in Arrintaan wada hadal lagu xaliyo.<\/p>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/div>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay wada hadal inay Dowladda Somaliya kula jirto, kaasi oo ku saabsan sheegashada Kenya ee Badda Somaliya, xilli dib loo dhigay dacwadii taalay maxkamadda Hague. Xogahayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Amb. Macharia Kamau oo wareysi siiyey Citizen TV ayaa si faah faahsan uga hadlay arrintaasi iyada oo sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":51539,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60058"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60082,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60058\/revisions\/60082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}