{"id":6005,"date":"2012-05-14T15:57:19","date_gmt":"2012-05-14T15:57:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=6005"},"modified":"2012-05-14T16:10:50","modified_gmt":"2012-05-14T16:10:50","slug":"qarax-qasaaro-geestay-oo-goor-dhaw-caawa-ka-dhacay-dagmada-wadajir-gaar-ahaan-xaafadda-nasteexo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/qarax-qasaaro-geestay-oo-goor-dhaw-caawa-ka-dhacay-dagmada-wadajir-gaar-ahaan-xaafadda-nasteexo\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Geestay Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Dagmada Wadajir Gaar Ahaan Xaafadda Nasteexo."},"content":{"rendered":"<h2><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/war-dag-dag-ah.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-6006\" title=\"war dag dag ah\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/war-dag-dag-ah-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.warsom.com\/wararka\">Shabakada Wararka Warsom.com<\/a><\/h2>\n<p>Qarax Xoogan Oo Gil Gilay Dagmada Wadajir Ayaa Goor Dhaw Waxa uu Ka Dhacay Xaafadda Nasteexo Ee Gobalka Banaadir qaraxani Ayaa Ahaa Nuuca Lagu aaso Dhulka.<\/p>\n<p>Qaraxana Ayaa Waxa Uu Geystay Sida La Ogyahay 2 Dhimasha Ah Iyi 8 Dhawac Ah Ilaa iyo Iminkana Lama Cadeyn Karo Qaraxani Ruuxii Loogu Talagay Balse Wararka Na Soo Gaaraya Ayaa Waxey Cadeynayaa In Ruux Watay Gaari oo Ka Mid ah Oday Dhaqameydyada Ka Qeyb Galayay Shirka Lagu Ansixinayo Dartuurka\u00a0Marayay Goobta Qaraxa uu Ka Dhacay.<\/p>\n<p>Qaraxani Ayaa Waxa Uu Ku Soo Beegmayaa Xili La Qorsheynayo In Gudaha gobalka Banaadir In Lagu Qabto Ka dib Marka La Soo Afmeero Ansixinta Dastuurka Muranka Fara Badi uu Ka taagan yahay.<\/p>\n<p>Ma Ahan Markii Ugu Horeysay Uu Qarax Ceynkani Oo Kale Ka dhaco Gudaha Magaalada Muqdisho xili \u00a0Ciidamada Nabad Sugida Dowlada \u00a0Ay Sameynayaa Hawl galo Lagu Xaqiijinayo Amaanka.<\/p>\n<h4><span style=\"color: #00ffff;\">Xafiiska War qabadka Warsom.com<\/span><br \/>\n<span style=\"color: #00ffff;\"> Muqdisho,somaliya<\/span><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Shabakada Wararka Warsom.com Qarax Xoogan Oo Gil Gilay Dagmada Wadajir Ayaa Goor Dhaw Waxa uu Ka Dhacay Xaafadda Nasteexo Ee Gobalka Banaadir qaraxani Ayaa Ahaa Nuuca Lagu aaso Dhulka. Qaraxana Ayaa Waxa Uu Geystay Sida La Ogyahay 2 Dhimasha Ah Iyi 8 Dhawac Ah Ilaa iyo Iminkana Lama Cadeyn Karo Qaraxani Ruuxii Loogu Talagay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-6005","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6005","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6005"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6008,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6005\/revisions\/6008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}