{"id":60002,"date":"2019-10-31T20:48:03","date_gmt":"2019-10-31T17:48:03","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=60002"},"modified":"2019-10-31T20:51:13","modified_gmt":"2019-10-31T17:51:13","slug":"qoysas-ka-barakacey-fatahaada-b-weyne-oo-la-gaarsiiyey-raashin-mucaawino-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/qoysas-ka-barakacey-fatahaada-b-weyne-oo-la-gaarsiiyey-raashin-mucaawino-ah\/","title":{"rendered":"Qoysas Ka Barakacey Fatahaada B\/weyne oo La Gaarsiiyey Raashin Mucaawino ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Magaalada Beledweyne iyo guud ahaan Soomaaliya waxaa ka soconaya dadaallada loogu gurmayo Kumannaanka Qoysaska ah ee ka barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay magaalada Beledweyne kuwaa oo xiligan wajahaya daruuf adag oo dhinaca nolasha ah.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maamuliyada gobolka Hiiraan islamarkaana ah guddoomiyaha guddiga gurmadka dadka barakacay Xassan Ibraahim Cabdulle ayaa ka guddoomay Campaniga Hubaal deeq raashin ah oo loogu talagalay ilaa 500 Qoys oo ka mid ah dadka ku barakacay deegaanka CeelJaalle ee dulleedka Bari magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sayid Cali Qaasim Maxamed oo ku hadlayay afka Campaniga Hubaal ee ku deeqay raashinkan ayaa sheegay in iyaga oo ka jawaabayay baaqii maamulka gobolka ee ahaa in gargaar lala gaaro dadka barakacay go&#8217;aasadeen maamulka sare ee Hubaal in ay qoysaskan ugu deeqaan raashin kala duwan oo isugu jira Bur, Bariis, Sokor iyo Timir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka gobolka ayaa dhankooda ka mahad celiyay gargaarkan oo noqonaya kii ugu horeeyay mar kaliya loo qeybiyay qoysaskii ugu badnaa tan iyo markii ay Fatahaadu ku dhufatay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hoos \u00a0u dhac weyn ayaa 24 Saac ee la soo dhaafay laga dareemay biyaha oo hadda u muuqda kuwa sii yaaranaya, balse waxaa muuqata in qoysaska qaar ku adkaandooto in ay\u00a0 dhaqse dib ugu soo laabtaan guryahoodii oo ay daadadku la tageen, halka kuwa kalana ay ku dumeen una baahnaan doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Beledweyne iyo guud ahaan Soomaaliya waxaa ka soconaya dadaallada loogu gurmayo Kumannaanka Qoysaska ah ee ka barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay magaalada Beledweyne kuwaa oo xiligan wajahaya daruuf adag oo dhinaca nolasha ah. Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maamuliyada gobolka Hiiraan islamarkaana ah guddoomiyaha guddiga gurmadka dadka barakacay Xassan Ibraahim Cabdulle ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":60003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-60002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60004,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60002\/revisions\/60004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}