{"id":59939,"date":"2019-10-29T21:20:49","date_gmt":"2019-10-29T18:20:49","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59939"},"modified":"2019-10-29T21:22:56","modified_gmt":"2019-10-29T18:22:56","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-oo-kulan-la-yeeshay-m-weyne-kuxigeenka-bankiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-oo-kulan-la-yeeshay-m-weyne-kuxigeenka-bankiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Kulan La Yeeshay M\/weyne Kuxigeenka Bankiga Adduunka."},"content":{"rendered":"<div>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada Washington, D.C ee xarunta dalka Marekanka ayaa la kulmay\u00a0 madaxweyne ku-xigeenka bangiga Adduunka,Havez Ghanem.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay taageerada uu bangiga adduunku siiyo Soomaaliya, gaar ahaana mashruuca Ilaalinta Bulshada iyo shaqo abuurka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Mashruuca Ilaalinta Bulshada oo wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada uu ku taageerayo bangiga adduunka , ayaa sannadkan gaaraya 200,000 (labo boqol oo kun) oo qoys, waxaana lagu wadaa inay ka faa&#8217;iideystaan 1.2 milyan oo bulshada nugul ah, wuxuu si gaar ah diiradda u saaraya qoysaska reer miyiga ah iyo kuwa ku nool xeryaha barakacayaasha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Kullankeenna wuxuu ahaa mid miro-dhal ah, bangiga adduunka waxaan uga mahadceliyay taageerada uu siiyo dalkeenna, waxaan si gaar ah uga codsaday sidii uu ku sii socon lahaa tan iyo inta dalka deymaha laga cafinayo isku filnaasho dhaqaalana aan ka gaareyno, mashruuca Ilaalinta Bulshada kaas oo taageero dhaqaale ay ku helayaan qoysaska nugul iyo kuwa miyiga ku nool&#8221; ayuu yiri wasiir Sadiiq oo intaa ku daray &#8221; Madaxweyne ku-xigeenka bangiga adduunka wuxuu ballanqaaday sii soco-shada mashruucan,wuxuu caddeeyay sannad dheeraad ah inay ku dari doonaan.&#8221;<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Docda kale, wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada wuxuu ka qeybgalay kullan heer wasiirro oo ay ka qeybgaleen ku dhowaad saddex boqol oo wakiillo caalamka ka socday ah oo looga hadlay daryeelka bulshada iyo shaqo abuurka, kullan dooddeedka ayuu wasiirka ku soo bandhigay dadaallada ay dowladda wado iyo sida ay xilligan uga go&#8217;antahay in si furan dalka loogu soo dhaweeyo maalgashadayaasha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Muddada uu dalka Marekanka ku suganyahay wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, waxaa uu kullamo la qaadan doonaa mas&#8217;uuliyiin dalkaas iyo deeq bixiyayaasha oo shaqo abuurka iyo taageerada bulshada uu kula hadli doono.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada Washington, D.C ee xarunta dalka Marekanka ayaa la kulmay\u00a0 madaxweyne ku-xigeenka bangiga Adduunka,Havez Ghanem. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay taageerada uu bangiga adduunku siiyo Soomaaliya, gaar ahaana mashruuca Ilaalinta Bulshada iyo shaqo abuurka. Mashruuca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59939","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59941,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59939\/revisions\/59941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}