{"id":59935,"date":"2019-10-29T19:14:08","date_gmt":"2019-10-29T16:14:08","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59935"},"modified":"2019-10-29T19:25:59","modified_gmt":"2019-10-29T16:25:59","slug":"wada-shaqeyn-laaanta-xeeldheerayaasha-qaramada-midoobay-oo-looga-digay-dawladda-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/wada-shaqeyn-laaanta-xeeldheerayaasha-qaramada-midoobay-oo-looga-digay-dawladda-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wada Shaqeyn La&#8217;aanta Xeel dheerayaasha Qaramada Midoobay oo Looga Digay Dawladda Federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa uga digay dowladda Soomaaliya Wadashqeyn la&#8217;aanta guddiga Xeeldheerayaasha ee QM u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka<\/p>\n<p>Kaddib kulan ay Golaha Ammaanka ka yeesheen xaalada Soomaaliya ayaa ugu horreyn warbixin looga dhegystay\u00a0safiirka Belgium u fadhiya QM Marc Pecsteen, oo ka hadlay muhiimada uu guddiga u leeyahay la socodka xaaladaha ka jira gudaha dalka Soomaaliya, isaga oo gaar ahaan farta ku fiiqay in guddiga si wanaagsan uga shaqeeyay\u00a0hoos u dhigista dhoofinta dhuxusha iyo la socodka hubka si uusan u gelin gacanta kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha ayaa ku ku goodiyay in\u00a0in ka fiirsan doonaan dhaqaalaha badan ee Beesha caalamku siiso oo ku taageero Ammaanka Soomaaliya, haddii aanay la shaqeyn Guddiga Khubarada Qaramada Midoobey u qaabilsan la socodka cunaqabateynta saaran Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gaar ahaan wakiilada dowladdaha\u00a0Maraykanka, Germany iyo France ayaa waxay ugu baaqeen\u00a0 madaxda Soomaaliya in la shaqeeyaan Guddiga\u00a0 una\u00a0 ogolaadaan in dalka tagaan oo howlahooda qabsadaan waxaana ay tilmameen in aysan madaxda soomaaliya ka aqbalayn in u soo diraan amaro iyo shuruudo cusub oo ay warqad ku soo qoreen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya wali kama aysan hadlin warka ka soo baxay Golaha Ammaanka ee la xiriira in dowladda Soomaaliya iska dhaga-marineyso baaqyada is daba joog ah ee ku saabsan wadashaqeyn buuxda oo ay la yeeshaan guddigan oo sida uu Goluhu sheegay muhiim u ah Qarramada Midoobey.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa uga digay dowladda Soomaaliya Wadashqeyn la&#8217;aanta guddiga Xeeldheerayaasha ee QM u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka Kaddib kulan ay Golaha Ammaanka ka yeesheen xaalada Soomaaliya ayaa ugu horreyn warbixin looga dhegystay\u00a0safiirka Belgium u fadhiya QM Marc Pecsteen, oo ka hadlay muhiimada uu guddiga u leeyahay la socodka xaaladaha ka jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59936,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-59935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59935"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59938,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59935\/revisions\/59938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}