{"id":59901,"date":"2019-10-27T22:23:33","date_gmt":"2019-10-27T19:23:33","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59901"},"modified":"2019-10-28T00:28:12","modified_gmt":"2019-10-27T21:28:12","slug":"m-weynaha-dalka-mareykanka-donald-trump-oo-shaaciyey-in-la-khaarijiyey-hogaamiyihii-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/m-weynaha-dalka-mareykanka-donald-trump-oo-shaaciyey-in-la-khaarijiyey-hogaamiyihii-daacish\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo Shaaciyey In La Khaarijiyey Hogaamiyihii Daacish."},"content":{"rendered":"<div>Madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump ayaa sheegay in hoggaamayaha ururka Daacish,Abu Bakr al-Baghdadi lagu dilay weerar milatariga Mareykanku ay ka fuliyeen shalay gudaha Syria.<\/div>\n<p>Trump ayaa sheegay in Baqdaadi uu ku cararay god dhulka hoostiisa ah, iskuna qarxiyay suunka qaraxyada oo uu xirnaa, iyadoo qaraxaasina ay ku dhinteen sadde carruur ah oo uu dhalay.<\/p>\n<p>\u201cMarekanka wuxuu caddaaladda marsiiyay hoggaamiyihii ugu weynaa argagixisada.\u201d ayuu yiri Trump oo la hadlay saxaafadda.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay howlgalkaa oo habeenkii Sabtida ka dhacay magaalada Idlib ee waqooyiga bari dalka\u00a0 Suuriya inaysan wax ku noqon Askarta Marekanka.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya, madaxweynaha Marekanka wuxuu sheegay in 11 carruur ah laga badbaadiyay guriga uu degganaa &#8211; \u201c Dunidda hadda waa amni waayo waxaa la dilay ninkii ugu cadowsanaa.\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha kooxda isku magacowda dowladda Islaamka ayaa lagu sheegay ninka loogu doonista badnaa caalamka, bishii October ee sanadkii 2011- ka Marekanka wuxuu u aqoonsaday \u2018argagixiye\u2019, waxaa markaa la dul-dhigay 10 milyan oo doollar oo la sheegay in lagu abaalmarin doono ciddii xog sahlaysa in nolasha lagu qabto ama la dilo soo gudbisa.<\/p>\n<p>Kooxda uu hoggaamin jiray ee Daacish, waxay sheegatay mas\u2019uuliyada iyo abaabulka weerarro dad badan lagu dilay oo meelo badan oo caalamka ah ka dhacay.<\/p>\n<p>Baqdaadii, waxaa magaciisa dhabta ah lagu sheegaa\u00a0 , Ibaarim Awad Al-badri, wuxuu ku dhashay sanadkii 1971-kii deegaan ku dhow Samarra oo dhacda waqooyiga magaalada Baghdad.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump ayaa sheegay in hoggaamayaha ururka Daacish,Abu Bakr al-Baghdadi lagu dilay weerar milatariga Mareykanku ay ka fuliyeen shalay gudaha Syria. Trump ayaa sheegay in Baqdaadi uu ku cararay god dhulka hoostiisa ah, iskuna qarxiyay suunka qaraxyada oo uu xirnaa, iyadoo qaraxaasina ay ku dhinteen sadde carruur ah oo uu dhalay. \u201cMarekanka wuxuu caddaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-59901","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59901"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59903,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59901\/revisions\/59903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}