{"id":59895,"date":"2019-10-27T10:14:15","date_gmt":"2019-10-27T07:14:15","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59895"},"modified":"2019-10-27T10:14:15","modified_gmt":"2019-10-27T07:14:15","slug":"in-kabadan-30-ruux-oo-ku-dhimatay-dibad-baxyo-ka-dhacay-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/in-kabadan-30-ruux-oo-ku-dhimatay-dibad-baxyo-ka-dhacay-dalka-ciraaq\/","title":{"rendered":"In Kabadan 30 Ruux Oo Ku Dhimatay Dibad-Baxyo Ka Dhacay Dalka Ciraaq"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<div class=\"wp-block-image\">\n<figure class=\"aligncenter size-large\">Dibad-baxyo ka dhan ah dowlada ayaa dib uga bilowday magaalada caasimada ah ee Baqdaad iyo guud ahaan dalka Ciraaq.<\/figure>\n<\/div>\n<p>Dibad-baxyada ayaa waxaa ku dhintay ku dhowaad 30 qof sida aynu ka soo xiganay hay\u2019adda u dooda xuquuqda Aadana ee dalkaas.<\/p>\n<p>Banaan-baxa oo dhacay xoogiisa galinkii danbe ee Jimcaha ayaa ku soo aadaya Sadex Todobaad kadib markii magaalada Baqdaad ay ka bilowdeen dibad-baxyo in ka badan Boqol qof ay ku dhinteen.<\/p>\n<p>Shacabka ayaa ka cabanaya shaqo la\u2019aan baahsan adeegyada aasaasiga ah oo ka jirin gobolada iyo musuq-maasuq baahsan oo hareeyay xarumaha dowlada.<\/p>\n<p>Qoysaska Ciraaq ayaa maalintii quuta in ka yar Lix doolar taasi oo aan ku filneyn, sida lagu muujiyay macluumaad ka soo baxay Baanka Aduunka.<\/p>\n<p>Inkastoo dhibaatooyinkan ay jiraan ayaa hadane dalka Ciraaq wuxuu kaalinta Shanaad kaga jiraa wadamada dhoofiya saliida.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibad-baxyo ka dhan ah dowlada ayaa dib uga bilowday magaalada caasimada ah ee Baqdaad iyo guud ahaan dalka Ciraaq. Dibad-baxyada ayaa waxaa ku dhintay ku dhowaad 30 qof sida aynu ka soo xiganay hay\u2019adda u dooda xuquuqda Aadana ee dalkaas. Banaan-baxa oo dhacay xoogiisa galinkii danbe ee Jimcaha ayaa ku soo aadaya Sadex Todobaad kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59895","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59895"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59897,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59895\/revisions\/59897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}