{"id":59856,"date":"2019-10-24T21:50:45","date_gmt":"2019-10-24T18:50:45","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59856"},"modified":"2019-10-24T21:50:45","modified_gmt":"2019-10-24T18:50:45","slug":"xildhibaanada-golaha-aqalka-sare-oo-maanta-ansixiyay-sharciga-dakhliga-guud-ee-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/xildhibaanada-golaha-aqalka-sare-oo-maanta-ansixiyay-sharciga-dakhliga-guud-ee-qaranka\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Ansixiyay Sharciga Dakhliga Guud Ee Qaranka."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\"><\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya\u00a0 ayaa Maanta ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 3aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa ahaa:<br \/>\n1. Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Dakhliga Guud ee Qaranka iyo Ansixinta Xubin Cusub oo kamid noqaneeysa Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa shir Gudoomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi.Sidoo kale waxaa goob jog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmad iyo Guddomiye Ku-Xigeenka 2aad Senatar Moowlid Xuseen Guhaad.<ins><\/ins><\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyada XFS Mudane Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa Golaha horyimid si looga weeydiiyo su\u2019aalaha ay qabaan xibnaha Senatarada Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Dakhliga Guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Kulanka 3aad waxaa soo xaadiray 31 Senatar,Tirada guud ee Senatarada ayaa u codeeyay ansixinta Xubinta Cusub oo kamid noqaneeysay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka .Waxaa codeeyay 31, senatar,<br \/>\nWax diiday majirin,Wax ka amuusay majirin.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Dakhliga Guud ee Qaranka,waxaana u codeeyay 31, senatar, Wax diiday majirin,Wax ka amuusay majirin.<\/p>\n<p>Ugu dambeen Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Senatara Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku dhawaqay in Hindise-Sharciyeedka Dakhliga Guud ee Qaranka uu ansax yahay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya\u00a0 ayaa Maanta ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 3aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa ahaa: 1. Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Dakhliga Guud ee Qaranka iyo Ansixinta Xubin Cusub oo kamid noqaneeysa Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka. Kulanka waxaa shir Gudoomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59856","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59857,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59856\/revisions\/59857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}