{"id":59853,"date":"2019-10-24T21:48:37","date_gmt":"2019-10-24T18:48:37","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59853"},"modified":"2019-10-25T16:48:25","modified_gmt":"2019-10-25T13:48:25","slug":"mahdi-maxed-guled-agaasimayaasha-guud-waxay-bud-dhig-u-yihiin-didaamka-dowladnimo-ee-casriga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/mahdi-maxed-guled-agaasimayaasha-guud-waxay-bud-dhig-u-yihiin-didaamka-dowladnimo-ee-casriga-ah\/","title":{"rendered":"Mahdi Max&#8217;ed Guled:-&#8220;Agaasimayaasha Guud Waxay Bud-Dhig U Yihiin Nidaamka Dowladnimo Ee Casriga Ah&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa sheegay in Agaasimayaasha guud ay yihiin keydka, Xasuusta, laf-dhabarta iyo Mashiinka Dowladdu ay ku dhaqaaqeyso.<\/p>\n<p>Mudane; Mahdi oo Maanta ka qeyb galay shirka Agaasimayaasha guud oo Maalintiisii Saddaxaad galay, ayaa wuxuu kula dardaarmay in ay ka faa\u2019iideystaan shirkan oo ay sameeyaan wada tashi, xog is weydaarsi iyo aqoon is-waydaarsi, maadaama ay yihiin waaya arag iyo Muraayaddii laga daawan halaa nidaamka iyo kala dameynta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa ku celiyay in lagama maarmaan ay tahay in Agaasimayaasha guud oo bud-dhig u ah hagaha nidaamka Dowladnimo ee casriga ah, ay iska kaashadaan ka faa\u2019iideysiga fursadaha Dowladnimo ee jira iyo sida xal looga gaari karo horumarinta Qaranka.<\/p>\n<p>Shirka oo ay maanta ku soo biireen Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dowlad Gobaleedyada \u00a0laguna soo bandhigayo waxqabadka Dowaldda dhexe ayaa Muqdisho ka furmay October 22, 2019 waxaanu qorshuhu yahy in lasoo xiro October 26, 2019.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-112690 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed1.jpg\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed1.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed1-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-112691 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed2.jpg\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed2.jpg 640w, http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.dhacdo.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/Guuleed2-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa sheegay in Agaasimayaasha guud ay yihiin keydka, Xasuusta, laf-dhabarta iyo Mashiinka Dowladdu ay ku dhaqaaqeyso. Mudane; Mahdi oo Maanta ka qeyb galay shirka Agaasimayaasha guud oo Maalintiisii Saddaxaad galay, ayaa wuxuu kula dardaarmay in ay ka faa\u2019iideystaan shirkan oo ay sameeyaan wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59853"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59866,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59853\/revisions\/59866"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}