{"id":59850,"date":"2019-10-24T21:37:41","date_gmt":"2019-10-24T18:37:41","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59850"},"modified":"2019-10-24T21:37:41","modified_gmt":"2019-10-24T18:37:41","slug":"trump-xoghayaha-maaliyadda-waxaan-ku-amray-inuu-qaado-dhammaan-cunqabateenadii-turkey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/trump-xoghayaha-maaliyadda-waxaan-ku-amray-inuu-qaado-dhammaan-cunqabateenadii-turkey\/","title":{"rendered":"Trump &#8220;Xoghayaha Maaliyadda Waxaan Ku Amray Inuu Qaado Dhammaan Cunqabateenadii Turkey. \u00a0"},"content":{"rendered":"<div class=\"hdr-container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-title col-xs-12 col-md-10 pull-right\"><\/div>\n<div class=\"col-publishing-details col-xs-12 col-sm-12 col-md-2 pull-left\"><\/div>\n<div class=\"col-xs-12 col-md-2 pull-left article-share\">\n<aside class=\"share flex-column js-share--apply-sticky js-share--expandable js-share--horizontal\" data-extended=\"true\">Madaxweyne Donald Trump ayaa maanta ku dhowaaqay in Mareykanka uu qaadayo dhammaan cunaqabateennadii uu horey u saaray dalka Turkey.<\/aside>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"body-container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-xs-12 col-sm-12 col-md-10 col-lg-10 pull-right\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"col-xs-12 col-sm-12 col-md-8 col-lg-8 pull-left bottom-offset content-offset\">\n<div id=\"article-content\" class=\"content-floated-wrap fb-quotable\">\n<div class=\"wsw\">\n<p>Trump oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Aqalka Cad ayaa go\u2019aankan sabab uga dhigay islamarkaana amaanay xabad-joojinta ka dhaqan-gashay xuduudda Syria iyo Turkiga.<\/p>\n<p>\u201cSaaka, dowladda Turkey waxay maamulkeyga u sheegtay inay joojineyso dagaalkii iyo howl-galkii waqooyiga Syria, islamarkaana ay xabad-joojinta ka dhigeyso mid joogto ah.\u201d Ayuu yiri Trump.<\/p>\n<p>\u201cSidaas darteed, waxaan ku amray xoghayaha maaliyadda inuu qaado dhammaan cunqabateenadii Turkey lagu soo rogay 14-kii October ee jawaabta u ahaa howlgalka Turkey ee ka dhanka ahaa Kurdiyiinta waqooyiga bari ee Syria,\u201d Ayuu yiri madaxweyne Trump.<\/p>\n<p>Hadalka Trump ayaa yimid kadib markii madaxweynayaasha Turkey iyo Russia ay talaadadii magaalada Sochi ku gaareen heshiis fududeynaya in ciidamada kooxda YPG ee Kurdishka laga saaro aagga ay dalbatay Turkey ee ku teedsan xuduudda.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa maanta ku dhowaaqay in Mareykanka uu qaadayo dhammaan cunaqabateennadii uu horey u saaray dalka Turkey. Trump oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Aqalka Cad ayaa go\u2019aankan sabab uga dhigay islamarkaana amaanay xabad-joojinta ka dhaqan-gashay xuduudda Syria iyo Turkiga. \u201cSaaka, dowladda Turkey waxay maamulkeyga u sheegtay inay joojineyso dagaalkii iyo howl-galkii waqooyiga Syria, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-59850","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59850"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59852,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59850\/revisions\/59852"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}