{"id":59844,"date":"2019-10-24T21:18:13","date_gmt":"2019-10-24T18:18:13","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59844"},"modified":"2019-10-24T21:18:13","modified_gmt":"2019-10-24T18:18:13","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-vladamier-puttin-oo-maanta-ku-kulmay-russia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/madaxweyne-farmaajo-iyo-vladamier-puttin-oo-maanta-ku-kulmay-russia\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo Iyo Vladamier Puttin Oo Maanta Ku Kulmay Russia."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo qayb ka ah madaxda afrikaanka ee ka qaybgalaya shirka Russia iyo Wadamadda Afrika ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Russia Vladamier Puttin, Shirweynaha ka socda magaalada Sochi ayaa ah mid lagu horumarinayo xiriirka ay Qaaraddu la leedahay Ruushka.<\/p>\n<p>\u201d Innaguna waxa uu inoo yahay madal aynu kusoo bandhigno fursadaha maalgashi ee ka jira dalkeenna\u201d\u00a0ayaa lagu yirri war ay baahisay Villa Somalia, sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa dawlada Russia uga mahadceliyay sida madasha loosoo qaban qaabiyay<\/p>\n<p>\u201dWaxaan Madaxweyne Vladamir Putin, dowladda iyo shacabka Ruushka uga mahadcelinayaa soo dhaweynta diirran iyo martisoorka wanaagsan ee ay noo fidiyeen, anigoo bogaadinaya sida heerka sare ah ee ay usoo qabanqaabiyeen Madasha Sochi.\u201d<\/p>\n<p>Dawlada Russia ayaa sheegtay in ay cafinayso daymaha lagu leeyahay Wadamadda Africa, Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu kulamo doceedyo gaar gaar ah la qaato madaxda kale ee Afrika ee kasoo qaybgalaya shirka ka socda Magaalo dalxiiseedka Sochi.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo qayb ka ah madaxda afrikaanka ee ka qaybgalaya shirka Russia iyo Wadamadda Afrika ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Russia Vladamier Puttin, Shirweynaha ka socda magaalada Sochi ayaa ah mid lagu horumarinayo xiriirka ay Qaaraddu la leedahay Ruushka. \u201d Innaguna waxa uu inoo yahay madal aynu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59846,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59844\/revisions\/59846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}