{"id":59841,"date":"2019-10-24T21:12:57","date_gmt":"2019-10-24T18:12:57","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59841"},"modified":"2019-10-24T21:12:57","modified_gmt":"2019-10-24T18:12:57","slug":"abiy-ahmed-oo-magacaabay-xoghaya-ururka-goboleedka-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/abiy-ahmed-oo-magacaabay-xoghaya-ururka-goboleedka-igad\/","title":{"rendered":"Abiy Ahmed Oo Magacaabay Xoghaya Ururka Goboleedka IGAD."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Abiy Ahmed Raisal-Wasaaraha Dalka Ethopia ayaa digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD u magacaabay Workneh Gebeyehu oo horay usoo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin wasiirka gaadiidka Dalka Ethopia , Mr Gebeyehu ayaa xubin ka ahaa xisbiga Oromada iyo weliba xisbiga EPRDF.<\/p>\n<p>Talaabadaan ayaa ka dhigan in Gudoomiyaha Ururka IGAD uu noqon doona Dalka Keyna, Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa horay iyaddu u danaynaysay in ay noqoto xoghayaha Ururka IGAD.<\/p>\n<p>Horaanta bishii aan soo dhaafnay Magaalada Adis-ababa ee Caasimada Dalka Ethopia waxaa ka dhacay shirwayne ay isugu yimaadeen madaxda wadamada ku midaysan Urur Goboleedka IGAD.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abiy Ahmed Raisal-Wasaaraha Dalka Ethopia ayaa digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD u magacaabay Workneh Gebeyehu oo horay usoo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin wasiirka gaadiidka Dalka Ethopia , Mr Gebeyehu ayaa xubin ka ahaa xisbiga Oromada iyo weliba xisbiga EPRDF. Talaabadaan ayaa ka dhigan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59841","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59843,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59841\/revisions\/59843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}