{"id":59827,"date":"2019-10-23T17:00:57","date_gmt":"2019-10-23T14:00:57","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59827"},"modified":"2019-10-23T17:12:11","modified_gmt":"2019-10-23T14:12:11","slug":"guddigii-farsamada-ee-xukuumadda-magacawday-oo-gaaray-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/guddigii-farsamada-ee-xukuumadda-magacawday-oo-gaaray-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Guddigii Farsamada Ee Xukuumadda Magacawday Oo Gaaray Dhuusamareeb."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Waxaa goor dhow Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud gaaray Guddiga Doorashooyinka Galmudug, ee ay magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Somaliya.<\/p>\n<p>Guddiga oo ka amba baxay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa ka degay Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa waxaa durbaba amnigooda la wareegay Ciidamada Dowladda ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ay weli ku sugan yihiin Garoonka Ugaas Nuur.<\/p>\n<p>Tallaabada Guddigan ay ku taggeen Magaalada Dhuusamareeb ayaa imaanaysa, xilli Ahlu Sunada Galmudug ay Talaadadii magacawday guddi ka kooban kow iyo toban xubnood, kuwaa oo liddi ku ah guddiga ay soo magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>Ahlu Sunada Galmudug ayaa waxay guddigan ku tilmaamtay kuwo aan lagu salayn heshiiskii ay dhawaan la gashay Dowladda Federaalka Somaliya.<\/p>\n<p>Marka aad fiiriso wejiyada xubnaha Guddiga Farsamada Dhismaha Galmudug ee maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xaqiiqsanaysaa inay u badan yihiin shaqaalihii dowladda, waana midda koobaad ee sababtay in Ahlu Sunna ka soo horjeedsato<\/p>\n<p>Galmudug ayaa hadda yeelanaysa laba guddi doorasho, iyadoo ay tani dhalisay hadalhaynta ugu badan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Dhuusamareeb iyo deegaanada kale ee Galmudug.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhow Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud gaaray Guddiga Doorashooyinka Galmudug, ee ay magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Somaliya. Guddiga oo ka amba baxay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa ka degay Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb. Guddigan ayaa waxaa durbaba amnigooda la wareegay Ciidamada Dowladda ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59827"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59838,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59827\/revisions\/59838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}