{"id":59796,"date":"2019-10-22T23:35:41","date_gmt":"2019-10-22T20:35:41","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59796"},"modified":"2019-10-22T23:44:10","modified_gmt":"2019-10-22T20:44:10","slug":"daawo-c-weli-cali-gaas-oo-soo-bandhigey-buug-uu-kaga-hadlayo-waxyaabo-taariikhi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/daawo-c-weli-cali-gaas-oo-soo-bandhigey-buug-uu-kaga-hadlayo-waxyaabo-taariikhi-ah\/","title":{"rendered":"Daawo: C\/weli Cali Gaas oo Soo Bandhigey Buug uu Kaga Hadlayo Waxyaabo Taariikhi ah."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">-Madaxwaynahii hore Puntland marna ahaa R\/wasaare ha DKG ahayd ee Soomaaliya Prof Cabdiwali M Cali Gaas ayaa dhawaan qoray buugg uu ugu magac daray (Caqabadahii xiligii kala guurka ee Soomaaliya) ,ayuu magaaladda Minneapolis ku soo bandhigay buuggiisa kulana\u00a0 hadlay dadwayne isagu yimi dhagaysiga khudbada iyo saxiixa buuggaan cusub.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Prof Cabdiwali ayaa khudbadiisa ku bilaabay in uu hawsha qorida buugan ugu tala galay jiilka naga danbeeya bal in ay wax ka ogadaan xiliyadii la soo maray qaasatan intii aan anigu wax ka ogaa bal dadku inay wax ka ogadaan,lakiin dadka hada jooga ay in badan ka dharagsan yihiin waxa ku qoran buuggan.<\/span><\/p>\n<p><br style=\"font-weight: 400;\" \/><span style=\"font-weight: 400;\">Waxuu buuggan idinka anfaci doonaa inaad wax ka ogadaan waxyabahii laysku hayey ee daaha gadaashiisa ka socday sida hishiiskii Kanbala iyo wax la mid ah, buugaan waa mid ku eg xiligii aan Soomaaliya ku noqday wasiir ka qorshaynta ahaa iyo sidii laygu magacabay r\/wasaarnimadda, waxaana jira buugg kale oon uga hadlaayo intii aan Punland joogay waxuuna soo baxayaa sanadka danbe bisha Sep hadii alle idmo waana idiin keeni doona ayuu yiri Prof Gaas.<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Waxaa jira hadalo been abuurah oo buuggan laga aan hada ka maqlayo , marka hadii aad buugg soo saarto dadku waxay u badan yihiin inay waxba aqrin marka waxaa dhaci karta in la yiraahdo buugga waxaa ku jira hal eray kaas aya lala boodayaa waxaana la oronayaa reer hebel iyo gobol hebel buu wax ka sheegayaa\u00a0 wax jirana maaha ,waxaa laga yabaa dadku inay si kale u fahmaan aniguse waan qaldami karaa oo bina\u2019aadam ayaan ahay ,dadku waa dadkaygii ,taasi waxay ahayd fal celiskii uu kula hadlaayey Prof gaas dad hore buuggiisa uga hadlay.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Intaa kadib ayuu Prof.Gaas waxuu sharaxay cutubyada uu buugiisu ka kooban yahay ,waxybaaha xiisaha leh uu ka hadlaayo noloshiisii hore ilaa xiligaa Soomaaliya ay ka baxaysay ku meel gaarnimada oo uu sheegay in ay hayd mid aad u adag iyo dagaalkii shabaab iyo waliba\u00a0 Abaartii dalka haystay xiligii uu xilka la wareegay raysal wasaarnimada.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Book sign Prof Abdiwali M Ali Gaas Minnesota\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LyZkuQxTiQc?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Markii uu khudbadiisa dhamaystay ayaa la waydiiyey Suaalo noloshiisa iyo buugga ku saabsan ,waxaana ugu xiiso badnaa labo suaal ee ahaa waxii ka qaldamay xiligii uu xilka hayey iyo inuu rajo qabo in hogaanka dalka dib ugu tartamayo 2021 ka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><span style=\"font-weight: 400;\">Ka hor intaanu hadal xaflaada buugga Prof Gaas waxaa kaga horeeyey\u00a0 hadalka Sh, Cabdiqani Qardhaawi oo ka mid ah Culumadda Minnesota ,Anwer Diiriye oo ahaa qoraa dagan Minnesota, Wasiirkii Hore Caafimaadka Soomaaliya Max\u2019ed Cabdi Nuur Madeer iyo Mulki Xuseen oo ah wakiilka Dowladda Puntland ee Maraykanka ,waxayna dhamaantood soo dhaweeyeen buugga uu qoray Abdiwali M Ali Gaas ,oo sheegeen in uu yimi xili loo baahnaa uuna ka ka soo baxay waajib saarnaa loona baahan yahay madaxda ka danbeeysa in iyaguna ay qoraan buugg kuwaan la mid ah.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Madaxwaynahii hore Puntland marna ahaa R\/wasaare ha DKG ahayd ee Soomaaliya Prof Cabdiwali M Cali Gaas ayaa dhawaan qoray buugg uu ugu magac daray (Caqabadahii xiligii kala guurka ee Soomaaliya) ,ayuu magaaladda Minneapolis ku soo bandhigay buuggiisa kulana\u00a0 hadlay dadwayne isagu yimi dhagaysiga khudbada iyo saxiixa buuggaan cusub. Prof Cabdiwali ayaa khudbadiisa ku bilaabay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59796"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59798,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59796\/revisions\/59798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}