{"id":59733,"date":"2019-10-20T16:47:26","date_gmt":"2019-10-20T13:47:26","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59733"},"modified":"2019-10-20T17:10:07","modified_gmt":"2019-10-20T14:10:07","slug":"puntland-oo-joojisay-in-xildhibaanada-federaalku-xafiisyo-ka-furtaan-deegaanadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/puntland-oo-joojisay-in-xildhibaanada-federaalku-xafiisyo-ka-furtaan-deegaanadooda\/","title":{"rendered":"Puntland Oo Joojisay In Xildhibaanada Federaalku Xafiisyo Ka Furtaan Deegaanadooda."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Puntland ayaa lagu joojiyey in Xildhibaanada Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalku aysan wax xafiis siyaasadeed ah ka furan karin gudaha Puntland.<\/p>\n<p>Warqadda ka soo baxdey xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad ayaa lagu sheegay in Puntland ka warqabto dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee Xildhibaanadu wadaan ayna ku furanayaan xafiisyo loogu magac daray #Xiriirka Bulshada iyo Xildhibaanada\u201d.<\/p>\n<p>Sababta joojinta ayaa lagu sheegay in aan wax wadatashi ah laga gelin Puntland. Qoraalka ayaa tilmaamey in xafiiskaani yahay mid olole doorasho sidaas darteedna aysan jirin wax heshiis ah oo laga gaarey hanaanka doorashada soo socota.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii qoraalka ka soo baxay Wasiir DHABANCAD ayaa amar lagu siiyey guddoomiyaasha gobolada iyo degmooyinku in ay lababaabada u xidhaan xafiisyada Xildhibaanadu furanayaan.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-324706\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/jamaal.jpg\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/jamaal.jpg 960w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/jamaal-380x189.jpg 380w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/jamaal-768x382.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Amarkan ayaa yimid kadib markii Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Xildhibaan Jamaal Maxamed Xassan oo ka soo jeeda degmada Dhahar uu xafiis ka furtey degmadaas kaas oo loogu magacdaray Xafiiska Adeega &amp; Xiriirka Bulshada.<\/p>\n<p>Inkasta oo Xildhibaanadu metalaan beelo oo aysan ku mtelin nidaam xisbiyo ayaa lagu dhaliilaa in aysan dib ugu soo noqon bulshadooda isla markaana wax ka geysan baahida jirta, laakiin Puntland ayaa arrintan u aragta mid siyaasadeysan xiligan oo doorashooyinkii soo dhaw yihiin.<\/p>\n<p>Xildhibaano badan ayaa xafiisyo kuleh deegaanada ay ka soo jeedaan, waxaana kamid ah Xildhibaan Saadiq Warfaa.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Puntland ayaa lagu joojiyey in Xildhibaanada Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalku aysan wax xafiis siyaasadeed ah ka furan karin gudaha Puntland. Warqadda ka soo baxdey xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad ayaa lagu sheegay in Puntland ka warqabto dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee Xildhibaanadu wadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59736,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59733"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59754,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59733\/revisions\/59754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}