{"id":59730,"date":"2019-10-20T16:26:01","date_gmt":"2019-10-20T13:26:01","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59730"},"modified":"2019-10-20T16:33:10","modified_gmt":"2019-10-20T13:33:10","slug":"wasiiro-heer-federal-ah-oo-bilaabey-iney-xafiisyo-ka-furtaan-degmooyin-ay-kasoo-jeedaan-iyo-xildhibaano-kasoo-horjeestey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/wasiiro-heer-federal-ah-oo-bilaabey-iney-xafiisyo-ka-furtaan-degmooyin-ay-kasoo-jeedaan-iyo-xildhibaano-kasoo-horjeestey\/","title":{"rendered":"Wasiiro Heer Federal ah oo Bilaabey Iney Xafiisyo Ka Furtaan Degmooyin ay kasoo Jeedaan iyo Xildhibaano Kasoo Horjeestey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Qoraa lka soo baxay Wasaarrada Arrimaha Gudaha Dowlad gobolleedka Puntland ayaa sharci darro lagu tilmaamay xafiisyo Wasiirro ka tirsan dowladda Federaalka oo ka soo jeeda Puntland ka furteen deegaan doorashadooda.<\/p>\n<p>Puntland ayaa ku tilmaamtay tallaabada ay qaadeen Wasiirradan oo sidoo kale ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliyeed mid sharci darro ah, madaama markii horeba aysan ku iman hab deegaan laakiin lagu soo doortay habka beelaha ee 4.5.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin tallaabadaa ay qaaday Puntland waxaa diiday oo ka soo horjeestay xildhibaanno iyo Senator-ro ka tirsan Aqalka sare oo sheegay in aysan wafaqsaneyn go\u2019aankaa ay qaadatay Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Senator Max\u2019uud Mashruuc oo ka mid ah Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in go\u2019aankaas mamnuucista ah uu yahay mid ka hor imaanaya dastuurka Soomaaliya, isla markaana kala duwanaashaha fikirka nooca doorashada dalka ka dhici doonta 2020 aysan Puntland u adeegsan karin is hortaagga xuquuqda matalaadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxda Puntland waa inay ka fogaadaan wax kasta oo dhaawici kara midnimada Qaranka Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Senatorka oo soo dhaweeyey fikradda ah in degaan doorashada iyo xubinta ku matasha Baarlamaanka ay wada yeeshaan xiriir joogto ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo tirsan Golaha wakiillada Puntland ayaa isna sharci-darro ku tilmaamay Go\u2019aanka Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland, waxaana uu ugu baaqay Wasaaradda inay ka laabato warqadda joojinta xafiisyada ay Puntland ka furteen Xubno katirsan golaha Wasiirada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhaxeeya Puntland iyo Dowladda Dhexe ee Federaalka, iyadoo qoraalkan ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Gudaha Puntland uu muujinaya sida uu u sii xumaanayo xiriirka labada dhinac.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraa lka soo baxay Wasaarrada Arrimaha Gudaha Dowlad gobolleedka Puntland ayaa sharci darro lagu tilmaamay xafiisyo Wasiirro ka tirsan dowladda Federaalka oo ka soo jeeda Puntland ka furteen deegaan doorashadooda. Puntland ayaa ku tilmaamtay tallaabada ay qaadeen Wasiirradan oo sidoo kale ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliyeed mid sharci darro ah, madaama markii horeba aysan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59732,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59730\/revisions\/59732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}