{"id":59699,"date":"2019-10-19T01:29:43","date_gmt":"2019-10-18T22:29:43","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59699"},"modified":"2019-10-19T01:30:49","modified_gmt":"2019-10-18T22:30:49","slug":"murashaxiin-asalkoodu-soomaali-yahey-oo-u-tartamaya-doorashada-federalka-dalka-canada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/murashaxiin-asalkoodu-soomaali-yahey-oo-u-tartamaya-doorashada-federalka-dalka-canada\/","title":{"rendered":"Murashaxiin Asalkoodu Soomaali Yahey oo U Tartamaya Doorashada Federalka Dalka Canada."},"content":{"rendered":"<p style=\"font-weight: 400;\">\u00a0Afar musharax oo ka soo jeeda Soomaalida\u00a0haysata dhalashada dalka Kanada \u00a0ayaa u sharaxan doorashada dhawaan ka dhicidoonta dalka Kanada. Waana markii ugu horreeysay taariikhda dalkan Kanada oo ay iska soo sharaxaan tiro intaa la eg oo ka soo wada jeeda Soomaalida\u00a0ku nool dalka Kanada.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Musharixiintaan ayaa waxay ka kala sharaxan xisbiyada soo socda:<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/gallery\/2019\/oct\/20191018637070032744306222Axmed_Xuseen660.jpg\" \/><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">1)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Axmed Xuseen oo hadda ah wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa Xisbiga Liberaalka uga \u00a0sharaxan xaafadda York South\u2014Weston ee magaalada Toronto. Mudane Axmed Xuseen ayaa doorashadii la qabtay 2015 wuxuu ku guuleystay cod ka badan 20,000 ama 46%. Halka xisbigii ku soo dhawaa oo ahaa NDPga uu helay cod gaaraya 13200 ama 30%<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Deegaanka uu ka sharaxanyahay Axmed Xuseen ayaa lagu tilmaamaa in ay deggen yihiin Soomaalia badan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2019\/Oct\/20191018637069998649616847Dr_Xabiiba_660.jpg\" \/><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">2)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Dr. Xabiiba Maxamuud ayaa sidoo kale u sharaxan \u00a0Xisbiga Liberaalka ee \u00a0Xaafadda Griesback ee magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta. Dr. Xabiiba ayaa ah bare wax dhigta Jaamacadda MacEwan ee magaalada Edmonton. Doorashadii ugu dambeysay ee la qabtay 2015 waxaa ku guuleystay xisbiga Conservativeka oo helay cod dhan 19,157 ama 39.96%.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2019\/Oct\/20191018637069999727904747Cabdul_Cabdi.jpg\" \/><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">3)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Cabdul Cabdi ayaa u sharaxan xisbiga Conservativeka ee xaafadda Nepean, galbeedka Magaalada Ottawa ee gobolka Ontario. Waa markii labaad ee Cabdul iska soo sharoxo isla deegaanka uu hadda ka sharaxan yahay. Mushrax Cabdul ayaa wuxuu ka mid yahay Booliska magaalada Ottawa, wuxuuna hadda fasax ka qaatay shaqadiisa si ugu ololeeyo mushaxnimadiisa. Doorashadii ugu dambeysay ee la qabtay 2015 ayaa\u00a0waxaa deegaankaan ku guuleystay Xisbiga Liberaalka oo helay cod gaaraya 35,212. Magaalada Ottawa ayaa lagu tilmaamaa in ay tahay magaalada labaad oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan dalka Kanada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2019\/Oct\/20191018637070000835106890Naciima_Cabdi.jpg\" \/><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">4)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0Naciima Faarax ayaa u sharaxan xisbiga NDPga ee xaafadda Etobicoke North ee magaalada Toronto. Naciima aya ah gabar u dooda xuquuqda aadamiga (Human Rights advocate). Waxayna ka howl-gashaa arrimaha la xiriira dhallinyada. Doorashadii la qabtay sannadkii 2015 ayaa waxaa deegaankaan ku guuleystay xisbiga Liberaalka oo helay cod gaaraya 26,281. Deegaanka Etobicoke North ayaa waxaa lagu tilmaamaa in ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool magaalada Toronto<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">Doorashada federaalka ee dalka Kanada ayaa la filayaa in ay dhacdo 21ka bishan Oktoobar. Kala soco Warbahinta Warsom natiijada aftaan qofood oo ka kala sharaxan magaalooyinka Toronto, Ottawa iyo Edmonton oo ah halka ay ugu badan yihiin Soomaalida ku nool dalka Kanada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Afar musharax oo ka soo jeeda Soomaalida\u00a0haysata dhalashada dalka Kanada \u00a0ayaa u sharaxan doorashada dhawaan ka dhicidoonta dalka Kanada. Waana markii ugu horreeysay taariikhda dalkan Kanada oo ay iska soo sharaxaan tiro intaa la eg oo ka soo wada jeeda Soomaalida\u00a0ku nool dalka Kanada. Musharixiintaan ayaa waxay ka kala sharaxan xisbiyada soo socda: 1)\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59700,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-59699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59699"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59702,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59699\/revisions\/59702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}