{"id":59556,"date":"2019-10-14T19:06:25","date_gmt":"2019-10-14T16:06:25","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59556"},"modified":"2019-10-15T03:25:50","modified_gmt":"2019-10-15T00:25:50","slug":"dilkii-gidoomiye-kuxigenkii-amniga-g-sh-dhexe-oo-uu-ka-hadlay-m-weyne-waare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/dilkii-gidoomiye-kuxigenkii-amniga-g-sh-dhexe-oo-uu-ka-hadlay-m-weyne-waare\/","title":{"rendered":"Dilkii Gudoomiye Kuxigenkii Amniga G\/sh\/dhexe oo uu Ka Hadlay M\/weyne Waare."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa war ka soo saaray dilkii magaalada Jowhar loogu geystay gudddoomiye ku-xigeenkii Amniga gobolka Shabeellaha dhexe iyo Wiil uu dhalay kaddib weerar Bambaano oo lagu qaaday guri uu ka deganaa magaalada.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu yiri &#8221;Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare, \u00a0oo ku hadlaya Afka Golayaasha iyo kan Shacbiga Hirshabelle ayaa ka \u00a0tacsiyeeyay Geerida Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii amniga \u00a0Gobolka Shabeellaha Dhexe Muxumad Sugaal Cismaan iyo wiil uu dhalay oo \u00a0xalay u geeriyooday Bam gacmeed lagu weeraray hoygooda Jowhar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan shacabka \u00a0Hirshabeelle, ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Guddoomiye ku \u00a0xigeenka Amniga Shabeellaha Dhexe Muxumed Sugaal, waxaana eebe uu uga \u00a0baryay in janatul fardowsa uu ku galado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Waare ayaa tilmaamay in marxuumka uu ahaa xubin muhiim ah \u00a0oo ka baxday Maamulka iyo shacabka Hirshabelle islamarkaana uu hayay \u00a0shaqo adag oo muhiim u ah nidaamka dowliga ah, iyo xaqiijinta Amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Waare \u00a0ayaa \u00a0faray hey\u2019adaha \u00a0Ammaanka in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u sameeyaan baaritaan dhab ah \u00a0oo la xiriira weerarkaasi lagu dilay marxuum Muxumed Sugaal sharcigana \u00a0la soo taago dadkii ka dambeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyn Madaxweynaha \u00a0Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo sii \u00a0hadlay ayaa guud ahaan Shacbiga Hirshabelle kula dar daarmay in ay \u00a0muujiyaan feejignaan dheeraad ah meelna uga soo wada jeestaan Al-Shabaab \u00a0islamarkaana ay la shaqeeyaan Hay\u2019adaha ammaanka sidoo kalena ay iska \u00a0hubiyaan cid kasta oo ku soo dhex dhuumaneysa.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa war ka soo saaray dilkii magaalada Jowhar loogu geystay gudddoomiye ku-xigeenkii Amniga gobolka Shabeellaha dhexe iyo Wiil uu dhalay kaddib weerar Bambaano oo lagu qaaday guri uu ka deganaa magaalada. Qoraalka ka soo baxay madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu yiri &#8221;Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59556"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59583,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59556\/revisions\/59583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}