{"id":59552,"date":"2019-10-14T03:01:06","date_gmt":"2019-10-14T00:01:06","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59552"},"modified":"2019-10-14T03:26:00","modified_gmt":"2019-10-14T00:26:00","slug":"59552","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/59552\/","title":{"rendered":"Xerada Xalane Ee Muqdisho Oo Maanta Hoobiyayaal Lagu Weeraray"},"content":{"rendered":"<p>Weerar Loo Adeegsaday Madaafiic Oo Maanta Gelinkii Dambe Lagu Qaaday Xerada Xalane.<\/p>\n<p>Wararka ka agagaarka garoonka diyaarada ee muqdiaho ayaa sheegaya in hoobiyayaal ay ku dhaceen nawaaxiga garoonka Muqdishu gaar ahaan xerada Xalane oo xarun u ah Qaramada Midoobay iyo ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>Warar aanu ka helnay dhinaca amniga ayaa sheegayaan in ilaa 7 qof ay dhaawacmeen kuwaasoo isugu jira sooomaali iyo ajinabi ka mid ahaa dhamaantood shaqaalaha xeradaasi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar Loo Adeegsaday Madaafiic Oo Maanta Gelinkii Dambe Lagu Qaaday Xerada Xalane. Wararka ka agagaarka garoonka diyaarada ee muqdiaho ayaa sheegaya in hoobiyayaal ay ku dhaceen nawaaxiga garoonka Muqdishu gaar ahaan xerada Xalane oo xarun u ah Qaramada Midoobay iyo ciidamada AMISOM. Warar aanu ka helnay dhinaca amniga ayaa sheegayaan in ilaa 7 qof ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":38802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59552"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59554,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59552\/revisions\/59554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}