{"id":59463,"date":"2019-10-09T18:03:53","date_gmt":"2019-10-09T15:03:53","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59463"},"modified":"2019-10-09T20:20:28","modified_gmt":"2019-10-09T17:20:28","slug":"guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-sheegay-in-ay-dhib-ku-qabaan-madaxtooyada-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/guddiga-madaxa-banaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-sheegay-in-ay-dhib-ku-qabaan-madaxtooyada-somalia\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Sheegay In Ay Dhib Ku Qabaan Madaxtooyada Somalia."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\">\n<p>Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) Oo Ah Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay dhib ku qabaan xafiiskooda ku yaala Madaxtooyada Somaliya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Gudoomiyaha oo la hadashay Warbaahinta ayaa waxay sheegtay inay jeclaan lahaayen in si furan ugu adeegaan dhinacyada siyaasadda, balse ay taasi ugu saamixi karin xafiiskooda oo ku dhex yaala Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Waxay intaa ku dartay tan iyo markii la aas aasay Guddiga Doorashooyinka Qaranka ay raadinayan xarun u gaar ah oo guddiga uu ku shaqeeyo, si uu si isu mida ugu wada shaqeeyo xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira.<\/p>\n<p>Iyadoo hadalkeeda sii wadata ayay sheegtay in ay iminka soo bateen shaqaalaha ka tirsan Guddiga Doorashooynka Qaranka, isla-markaana ay dalbanayan in la ballaariyo xafiisyada ay ku shaqeeyan.<\/p>\n<p>Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa waxay Madaxda Dowladda Somaliya ugu yeertay in Guddiga Doorashooyinka u dhisaan guryo ka madaxbannaan Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia, si ay waajibaadkoodu ugu dardargeliyan.<\/p>\n<p>Xaliimo Yarey ayaa waxay hadalkan jeedisay markii uu soo geba-gaboobay kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) Oo Ah Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay dhib ku qabaan xafiiskooda ku yaala Madaxtooyada Somaliya. Gudoomiyaha oo la hadashay Warbaahinta ayaa waxay sheegtay inay jeclaan lahaayen in si furan ugu adeegaan dhinacyada siyaasadda, balse ay taasi ugu saamixi karin xafiiskooda oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":48990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59463","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59463","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59463"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59463\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59471,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59463\/revisions\/59471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59463"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59463"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59463"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}