{"id":5946,"date":"2012-05-13T06:32:01","date_gmt":"2012-05-13T06:32:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5946"},"modified":"2012-05-13T07:19:53","modified_gmt":"2012-05-13T07:19:53","slug":"axmed-macali-fiqi-ayaa-shaacisay-in-ciidamada-ay-gacanta-ku-dhigtay-miino-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/axmed-macali-fiqi-ayaa-shaacisay-in-ciidamada-ay-gacanta-ku-dhigtay-miino-casri-ah\/","title":{"rendered":"Axmed Macali fiqi ayaa shaaciyay In Ciidamada nabad sugida Ay gacanta ku dhigeen Miino casri oo ah aana wali hora loo arag."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/fiqi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-5947\" title=\"fiqi\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/fiqi-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<h2 style=\"display: inline !important;\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/\"><span style=\"color: #0000ff;\">(<em>Shabakada Wararka warsom.com )<\/em><\/span><\/a><\/h2>\n<p>Agaasimaha Hey&#8217;adda Nabadsugida Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in miinadan \u00a0Ay tahay nuuc Aan Wali \u00a0horay loo arag, isla markaana Xarakada mujaahidiin Al-Shabaab Ay Ugu Tala Galeyn inay shacabka Somaliyed \u00a0ku Qarxiyaan \u00a0Axmed |Fiqi waxaa uu Balan Qaaday In Dhawaan Ay Soo Bandhigi Doonaan.<\/p>\n<p>Ciidamada oo howl maalmeedkooda wata, waxey Soo qabteen miino Lagu Sheefay in ay tahay Naqshadii Ugu dambeysay oo Wali Lagu Arag gudaha Dalka marka ay soo qabtaan dabadeed Mr Fiqi waxaa Uu \u00a0Ciidamada \u00a0Kula dardaarmay in habeen iyo maalin howl galadu ay wadaan,<\/p>\n<p>Mr Fiqi Waxa U shacabka Ugu baaqay inay Iska Ilaaliyaan Miinadanoyinka lagu aasayo Wadooyinka, gaar ah mr fiqi Waxa uu Ku cel Celiyay In ay miinoyinka Iska Ilaaliyaan Raga gawaarida wata ayna ka taxadiraan naftooda iyo gawaaridooda.<\/p>\n<p>fiqi Mar uu La Hadlayay War Bahinada Ayaa Waxaa u Yiri &#8220;Markii ay ku adkaatay Al-shabaab in miinooyin wadada ku aasaan Garan Waayeena Qaabki Ey U qarxin Lahaayeen Shacabka Markaas Dabadeed ayey bilaabeen Hab Cusub cusub Habkaasoo Ah In Ruux Uu Is Qarxiyo,ama Gaawaarida ay ku xeraan .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/\"><span style=\"color: #00ff00;\"><strong>Xafiiska Warqabadka Shabakada Warsom.com<\/strong><\/span><br \/>\n<span style=\"color: #00ff00;\"> <strong> Muqdisho,Somaliya<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Shabakada Wararka warsom.com ) Agaasimaha Hey&#8217;adda Nabadsugida Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in miinadan \u00a0Ay tahay nuuc Aan Wali \u00a0horay loo arag, isla markaana Xarakada mujaahidiin Al-Shabaab Ay Ugu Tala Galeyn inay shacabka Somaliyed \u00a0ku Qarxiyaan \u00a0Axmed |Fiqi waxaa uu Balan Qaaday In Dhawaan Ay Soo Bandhigi Doonaan. Ciidamada oo howl maalmeedkooda wata, waxey Soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5946","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5946"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5949,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5946\/revisions\/5949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}