{"id":59447,"date":"2019-10-09T16:53:44","date_gmt":"2019-10-09T13:53:44","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59447"},"modified":"2019-10-09T21:57:54","modified_gmt":"2019-10-09T18:57:54","slug":"donald-trump-oo-hanjabaad-kulul-u-diray-dowlada-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/donald-trump-oo-hanjabaad-kulul-u-diray-dowlada-turkiga\/","title":{"rendered":"Donald Trump Oo Hanjabaad Kulul U Diray Dowlada Turkiga Iyo Waxyaabaha Ay La Xiriirto."},"content":{"rendered":"<div class=\"with-extracted-share-icons\">\n<div class=\"story-body__mini-info-list-and-share\">\n<div class=\"story-body__mini-info-list-and-share-row\">\n<div class=\"mini-info-list-wrap\">\n<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga haddii Turkiga uu tallaabo aan loo meel dayin qaada ka dib go&#8217;aankii la yaabka lahaa ee ciidammada Mareykanka ay uga baxeen waqooyi bari Suuriya.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"story-body__inner\">\n<p>Qoraallo uu xanaaq badan ka muuqdo oo is daba joog ah oo uu Trump soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa wuxuu difaacay tallaabdaasi oo la aamisan yahay inay waddada u furi karta weerar Turkigu ku qaado dagaalamayaasha Kurdiyiinta ee xadka dhinaca Suuriya ku sugan.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka uu Trump ciidammadiisa kula soo baxay waxaa xitaa si weyn u cambaareeyay masuliyiinta xisbiga Jamhuuriga oo uu Trump ka tirsan yahay.<\/p>\n<p>Kurdiyiinta ayaa bixitaanka ciidammada Mareykanka ku tilmaamay inay tahay &#8220;waran dhabarka uga dhacay&#8221;<\/p>\n<p>Dadka dhaliila siyaasadda Trump ayaa ku doodaya in bixitanaka ciidammada Mareykanka ay ka dhigtay Kurdiyiinta kuwa u nugul weerar uga yimaada Turkiga oo kooxdan u arka inay tahay argagixiso.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa sheegay in &#8220;la dhameystiray diyaargarowga howlgallada xasilinta gobolka oo muhiim u ah nabadda Suuriya iyo deriskeeda&#8221;<\/p>\n<p>Balse Mr Trump ayaa uga digay Turkiga inaysan ka faa&#8217;iideysan go&#8217;aankiisa isagoo intaa ku daray inuu &#8220;burburin doono dhaqaalaha dalkaasi&#8221;<span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/2A10\/production\/_100486701_b9fbb411-3b29-4afe-aaaa-eaafe5b4cb2f.jpg\" alt=\"Magaalada Afrin ayaa waxaa ka qaxay dad badan oo rayid ah\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span>Sanadkii la soo dhaafay, Mareykanka ayaa sare u qaaday canshuuraadka qaar ka mid ah waxyaabaha uu Turkigu u dhoofiya Mareykanka, wuxuuna sidoo kale cunaqatabeyn ku soo rogay qaar ka mid ah saraakiisha sarsare ee Turkiga.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo uu sii xumaanaya xiriirka labadan dal ee NATO ka wada tirsan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip ayaa sheegay in ujeedadiisu tahay inuu la dagaalamo dagaalyahannada Kurdiyiinta uuna abuura goob nabdoon oo in ka badan 2 milyan oo qaxootiga Suuriya ee ku sugan Turkiga ay ku soo laaban karaan.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga haddii Turkiga uu tallaabo aan loo meel dayin qaada ka dib go&#8217;aankii la yaabka lahaa ee ciidammada Mareykanka ay uga baxeen waqooyi bari Suuriya. Qoraallo uu xanaaq badan ka muuqdo oo is daba joog ah oo uu Trump soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-59447","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59447","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59447"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59474,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59447\/revisions\/59474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}