{"id":5935,"date":"2012-05-13T03:49:04","date_gmt":"2012-05-13T03:49:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5935"},"modified":"2012-05-13T03:50:50","modified_gmt":"2012-05-13T03:50:50","slug":"madaxweyne-shariif-shiikh-axmed-oo-kulan-kampala-kula-qaatay-dhiggiisa-dalka-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/05\/madaxweyne-shariif-shiikh-axmed-oo-kulan-kampala-kula-qaatay-dhiggiisa-dalka-uganda\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed Oo Kulan Kampala Kula Qaatay Dhiggiisa Dalka uganda"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/sh-shariif-iyo-musafarni1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-thumbnail wp-image-5936\" title=\"madaxweyne shariif \" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/05\/sh-shariif-iyo-musafarni1-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" \/><br \/>\n<\/a><br \/>\n<em><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>Wararka Soomaaliya ( Shabakada Wararka Warsom.com )<\/strong><\/span><\/em><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Ugandha ayaa qasriga Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay Madaxweyne Uweri Museveni.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid Qaatay saacado badan \u00a0ayey labada Madaxweyne ka wada hadleen xiriirka Labada dal iyo sidii loosii adkeynlahaa guullaha ay wadajir usoo hooyeen Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise oo wafdiga Madaxweynaha ka mid ah ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed uu uga mahad celiyey Madaxweynaha Ugandha tababarrada gudaha dalkaasi lagu siiyo Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayadoo sidoo kalena labada Madaxweyne ay ka wada hadleen sidii tababaradaasi loosii wadi lahaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kalena Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo uu wehliyo Kuxigeenka Ra\u2019isulwasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa kormeer ku tegay xerada Kamamka ee duleedka magaalada Kampala halkaasi oo ay ku jiraan ku dhowaad Kun Askari oo ka mid ah Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed,dhowaanna tababarkoodii loosoo xiray Waxaana uu Madaxweynuhu mid mid uga wareystay Ciidammadaasi xaaladooda isagoo sidoo kalena u jeediyey Khudbad dardaaran ah oo uu ugu muujiyey Mas\u2019uulliyadooda ka saaran iney dadkooda ka xoreeyaan cadawga Al-Qacida.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa sidoo kale la filayaa in maalinnimada berri ah uu la kulmo Ardayda Soomaaliyeed ee waxka barata Jaamacadaha dalkaasi,ganacsatada iyo guud ahaanba Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ugandha.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>Wararka Soomaaliya ( Shabakada Wararka Warsom.com )<\/strong><\/span><strong><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Shabakada Wararka Warsom.com ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Ugandha ayaa qasriga Madaxtooyada dalkaasi kula kulmay Madaxweyne Uweri Museveni. Kulanka oo ahaa mid Qaatay saacado badan \u00a0ayey labada Madaxweyne ka wada hadleen xiriirka Labada dal iyo sidii loosii adkeynlahaa guullaha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5935","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5935"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5938,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5935\/revisions\/5938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}