{"id":59347,"date":"2019-10-03T19:17:34","date_gmt":"2019-10-03T16:17:34","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59347"},"modified":"2019-10-03T19:17:34","modified_gmt":"2019-10-03T16:17:34","slug":"jarmalka-oo-66-milyan-oo-euro-ah-ugu-yaboohay-dowlada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/jarmalka-oo-66-milyan-oo-euro-ah-ugu-yaboohay-dowlada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Jarmalka Oo 66 Milyan Oo Euro Ah Ugu Yaboohay Dowlada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya waxaa maanta qalinka lagu duugay mashaariic horumarineed oo ay ku baxayso lacag than 66 Milyan oo Euro oo ay ku deeqday Dowladda Jarmalka.<\/p>\n<p>Qoraal la soo dhigay barta twiterka ee Wasaaradda qorshaynta ayaa Wasiirka wasaaradaasi Jamaal Xasan wuxuu sheegay in Mashaariicdan laga helay dowladda Jarmalka looga faa\u2019iidaysan doono horumarinta beeraha iyo xoolaha, biyaha, dhinacyada Farsamada gacanta, Arrimaha Bani\u201daadmimada iyo Arrimaha Bulshada<\/p>\n<p>Dowladda Jarmalku waxay ka mid tahay dalalk ka caawiya Soomaaliya mashaariica horumarineed ee dib u kabashada dalka, iyagoo maalgaliyay mashaariic waaweyn oo ka socota Somaliland iyo degaamo kale oo dhulka Somalilada.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya waxaa maanta qalinka lagu duugay mashaariic horumarineed oo ay ku baxayso lacag than 66 Milyan oo Euro oo ay ku deeqday Dowladda Jarmalka. Qoraal la soo dhigay barta twiterka ee Wasaaradda qorshaynta ayaa Wasiirka wasaaradaasi Jamaal Xasan wuxuu sheegay in Mashaariicdan laga helay dowladda Jarmalka looga faa\u2019iidaysan doono horumarinta beeraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59348,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59349,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59347\/revisions\/59349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}