{"id":59344,"date":"2019-10-03T19:13:42","date_gmt":"2019-10-03T16:13:42","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59344"},"modified":"2019-10-03T19:13:42","modified_gmt":"2019-10-03T16:13:42","slug":"kuuriyada-waqooyi-oo-tijaabisay-gantaal-loogu-lalo-galay-maraakiibta-gujiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/kuuriyada-waqooyi-oo-tijaabisay-gantaal-loogu-lalo-galay-maraakiibta-gujiska\/","title":{"rendered":"Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaal Loogu Lalo Galay Maraakiibta Gujiska."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay ku guuleysatay Gantaal cusub oo ay ugu talo gashay inay xambaaraan maraakiibtooda bad hoosteeda mara ee Gujiska, gantaalkan oo loo yaqaan SLBM\u00a0 ayaa qaadi kara bambaanada Nukliyeerka.<\/p>\n<p>Xukuumada Kim Jong UN ayaa kusoo beegtay tijaabadan xili lagu wado in maalmaha soo socda uu dib u furmo shirka fool ka foolka ah oo ay yeelanayaan saraakiisha ka socota dalkaasi iyo kuwa Maraykanka.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-323947\" src=\"https:\/\/secureservercdn.net\/184.168.47.225\/a42.724.myftpupload.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/KW-tijaabo-gantaal-gujis1-740x416.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/secureservercdn.net\/184.168.47.225\/a42.724.myftpupload.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/KW-tijaabo-gantaal-gujis1-740x416.jpg 740w, https:\/\/secureservercdn.net\/184.168.47.225\/a42.724.myftpupload.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/KW-tijaabo-gantaal-gujis1-400x225.jpg 400w, https:\/\/secureservercdn.net\/184.168.47.225\/a42.724.myftpupload.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/KW-tijaabo-gantaal-gujis1-768x432.jpg 768w, https:\/\/secureservercdn.net\/184.168.47.225\/a42.724.myftpupload.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/KW-tijaabo-gantaal-gujis1.jpg 980w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Dalka kuuriyada Waqooyi ayaa dadaal ugu jira inuu helo noocyada kala duwan ee Gantaalada hubka nukliyeerka qaada sida kuwa dhulka laga tuuro, Badda iyo cirka si ay uga gaashaantaan duulaan uga imaan kara Maraykanka iyo xulafadiisa.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay ku guuleysatay Gantaal cusub oo ay ugu talo gashay inay xambaaraan maraakiibtooda bad hoosteeda mara ee Gujiska, gantaalkan oo loo yaqaan SLBM\u00a0 ayaa qaadi kara bambaanada Nukliyeerka. Xukuumada Kim Jong UN ayaa kusoo beegtay tijaabadan xili lagu wado in maalmaha soo socda uu dib u furmo shirka fool ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59344"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59346,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59344\/revisions\/59346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}