{"id":59335,"date":"2019-10-03T18:59:07","date_gmt":"2019-10-03T15:59:07","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59335"},"modified":"2019-10-03T18:59:07","modified_gmt":"2019-10-03T15:59:07","slug":"dowlada-mareykanka-oo-dib-u-furay-safaaradiisii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/dowlada-mareykanka-oo-dib-u-furay-safaaradiisii-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowlada Mareykanka Oo Dib U Furay Safaaradiisii Muqdisho"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Mareykanka ayaa dib u furay safaaradii uu ku lahaa Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Safaaradda ayaa xirneyd mudo ku dhaw 30 sano, waxaana la xiray markii Soomalaiya ka qarxay dagaalkii sokeeye.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dib u aas-aasidda safaaradda uu goobjoog ka ahaa safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto.<\/p>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>Yamamoto ayaa sheegay in tallaabada dib loogu aas-aasay safaaradda ay\u00a0<strong>\u201c Dib u xaqiijineyso xiriirka ka dhaxeeya shacabka labada dal ee Mareykanka iyo Soomaaliya.\u201d<\/strong><\/p><\/blockquote>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>Safiirka ayaa yiri<strong>\u00a0\u201c Waa ahmiyad weyn oo taariikhi ah, oo caddeyn u ah horumarka ay Soomaaliya sameysay sanadihii dhowaa.\u201d<\/strong><\/p><\/blockquote>\n<blockquote class=\"wp-block-quote\"><p>Qoraalka howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa intaas ku daray\u00a0<strong>\u201cTani waa tallaabo kale oo loo qaaday sii wadidda xiriirka diblomaasiyadeed ee Mareykanka uu la leeyahay Muqdisho tan iyo markii sanaddii 2018 la aqoonsaday dowladda Soomaaliya.\u201d<\/strong><\/p><\/blockquote>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa dib u furay safaaradii uu ku lahaa Magaalada Muqdisho. Safaaradda ayaa xirneyd mudo ku dhaw 30 sano, waxaana la xiray markii Soomalaiya ka qarxay dagaalkii sokeeye. Bayaan kasoo baxay howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dib u aas-aasidda safaaradda uu goobjoog ka ahaa safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto. Yamamoto ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59335\/revisions\/59337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}