{"id":59332,"date":"2019-10-03T18:55:24","date_gmt":"2019-10-03T15:55:24","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59332"},"modified":"2019-10-03T18:55:24","modified_gmt":"2019-10-03T15:55:24","slug":"al-shabaab-oo-sheegatay-dilka-sargaal-ka-tirsanaa-ciidamada-danab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/al-shabaab-oo-sheegatay-dilka-sargaal-ka-tirsanaa-ciidamada-danab\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo Sheegatay Dilka Sargaal Ka Tirsanaa Ciidamada Danab."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Sarkaal ka tirsanaa ciidamada si khaaska ah loo carbiyay ee Danab iyo 5 askari oo la socday ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarkan miino oo ahaa mid lagu asaasay bartamaha wadada ay ciidanku marayeen.<\/p>\n<p>Taliyahan geeryooday ayaa sida la sheegay waxaa uu kamid ahaa saraakiil dhalinyarada ah ee ugu firfircoon ciidamada kumaandoosta Soomaaliya, waxaana lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Cusmaan [ Yariisow ].<\/p>\n<p>Yariisow ayaa inta uusan geeryoon waxaa uu ahaa taliyaha cutubka 3-aad ee ciidamada kumaandoosta Danab, waxaa lagu tilmaamay nin geesi ahaa, kana qayb-qaatay howlgalo kala duwan, oo ay kamid ahayd xorayntii magaalada Marka<\/p>\n<p>Weerarka Miino ee lagu dilay Sarkaalkan iyo askarta la socotay ayaa waxaa sheegtay Al-Shabaab oo muddooyinkan kordhisay qaraxyada miino ee ka dhaca wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal ka tirsanaa ciidamada si khaaska ah loo carbiyay ee Danab iyo 5 askari oo la socday ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarkan miino oo ahaa mid lagu asaasay bartamaha wadada ay ciidanku marayeen. Taliyahan geeryooday ayaa sida la sheegay waxaa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59333,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59334,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59332\/revisions\/59334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}