{"id":59329,"date":"2019-10-03T01:18:47","date_gmt":"2019-10-02T22:18:47","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59329"},"modified":"2019-10-03T01:31:10","modified_gmt":"2019-10-02T22:31:10","slug":"m-weynayaashii-hore-ee-dalku-soomarey-oo-dhaliilay-hannaanka-shaqo-ee-hogaanka-dalka-ee-xilligan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/m-weynayaashii-hore-ee-dalku-soomarey-oo-dhaliilay-hannaanka-shaqo-ee-hogaanka-dalka-ee-xilligan\/","title":{"rendered":"M\/weynayaashii Hore ee Dalku Soomarey oo Dhaliilay Hannaanka Shaqo ee Hogaanka Dalka ee Xilligan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Shir jaraa&#8217;id oo ay wada jir magaalada Muqdisho ugu qabteen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliay Shariif Sheekh Axmed Xassan Sheekh Axmed ayeey siweyn ugu dhaliileen siyaasadda Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkan jaraa&#8217;id oo u muuqday mid lagu soo beegay xili maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Iskaashiga heerka Caalami ee Soomaaliya ayuu sheegay Shariif Sheekh Axmed in wax wanaagsaneyn aheyn in la qabto shir \u00a0ay ka maqnaayeen qaar ka mid ah dowlad gobolleedyada dalka sida Puntland iyo Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Waxaan ka xunnahay in la qabto shir ay ka maqan yihiin qaar ka mid ah maamul gobolleedyada, taa waxaa ay keeni kartaa in dalku sii kala furfurmo, waxeyna dhaawac ku tahay dowladnimadeena&#8221;ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in ka hadalka siyaasadda qaldan ee dalka lagu hoggaaminayo sida uu hadalka u dhigay uga hari doonin dhalinyaro yaryar oo baraha bulshada ku soo diri aflagaado&#8221;\u00a0Marnaba dalkan dhibaatada ka jirta ka hadaliiisa ugama hari doono dhalinyaro \u00a0yar yar oo qurbaha jooga ama lamarin habaabiyey ee \u00a0caaytamaya,aana wadeynaa waxa aan xaqa u leeyahay ayuu yiri\u201d ayuu yiri \u00a0Sheekh Shariif.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu dhinaca kale sheegay in dalkan heystaan Labo cadaw oo uu tilmaamay in ay kala yihiin Al-shabaab iyo Dowladda, isaga oo ku dhaliilay in Wasiiradda ku jira Xukuumada marnaba ka hadli karin xaqa iyo waxa dalka ka taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynihii hore ee Soomaalyia Xassan Sheekh Maxamuud oo shirka jaraa&#8217;id ka hadlay ayaa sheegay in mas&#8217;uuliyiinta dowladdu noqdeen kuwo siyaasadda isku kooba isaga oo tusaale u soo qaatay oo yiri &#8221;Haddii dowlad goboleed xil ka banaanaado waxa ay u dirtaa wasiir taageersan xilalka kalena waxa ay u dirtaa dowladu shaqaalaha xafiisyadooda.\u201dayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xassan Sheekh ayaa intaa ku daray&#8221; &#8220;Hadaan kalsooni imaanin Puntland la arki maayo,Jubaland la arki maayo,Galmudugna wax fiican kama soo baxayaan kuwa kaloo maanta joogana masii fiic<span class=\"text_exposed_show\">naanayaan&#8221;<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa sii xoogeysanayay khilaafka u dhaxeeya\u00a0siyaasiyiinta mucaaradka iyo dowladda Soomaaliya, iyadoo kulan maalintii shalay ka dhacay Muqdisho lagu sheegay in ay ku midoobeen intaba badan Asxaabta siyaasadda ugu tunka weyn dalaka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya wali kama aysan jawaabin eedeymaha is daba jooga ah ee uga imanaya Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo ay wada jir magaalada Muqdisho ugu qabteen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliay Shariif Sheekh Axmed Xassan Sheekh Axmed ayeey siweyn ugu dhaliileen siyaasadda Dowladda Soomaaliya. Shirkan jaraa&#8217;id oo u muuqday mid lagu soo beegay xili maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Iskaashiga heerka Caalami ee Soomaaliya ayuu sheegay Shariif Sheekh Axmed in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59331,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59329\/revisions\/59331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}