{"id":59296,"date":"2019-10-01T19:25:40","date_gmt":"2019-10-01T16:25:40","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59296"},"modified":"2019-10-01T22:46:22","modified_gmt":"2019-10-01T19:46:22","slug":"wasiirki-maaliyadda-jubaland-oo-sheegay-in-shirka-muqdisho-ka-furmay-si-qaldan-loogu-casuumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/10\/wasiirki-maaliyadda-jubaland-oo-sheegay-in-shirka-muqdisho-ka-furmay-si-qaldan-loogu-casuumay\/","title":{"rendered":"Wasiirki Maaliyadda Jubaland oo Sheegay In Shirka Muqdisho Ka Furmay Si Qaldan Loogu Casuumay."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Maaliyada maamul gobolleedka Jubbaland Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa sheegay sababtay ay u qaadaceen ka qeybgalka shirka heerka caalami ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in martiqaadka shirka markii horeba ka ogaadeen baraha bulshada, dhinaca kalana aan la marin sida uu hadalka u dhigay nidaamkii saxda ahaa madaama oo \u00a0sida uu hadalka u dhagey shirka lagu martiqaaday madaxweynayaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMarka Koowaad casuumaada la soo diray mid toos ah ma aheyn baraha \u00a0bulshada ayaa ka aragnay, mida labaad casuumaada Xafiiska ay ku \u00a0habooneyd lama soo marsiin, Madaxweynayaal ayaa la casuumay, in \u00a0Jubbaland la dhaho Wasiir baa la casuumay waa qalad oo la dhaho Wasiirka \u00a0Maaliyadda la casuumay oo matali doono arrin sax ah ma ahan\u201dayuu yiri \u00a0C\/rashiid Jirre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale mar uu soo hadal qaaday wax laga fili karo shirka wax ka qabsoomay shirarkii ka horeeyay ee lagu qabtay dalka dibadiisa ayuu sheegay\u00a0in aanay waxba ka qabsoomin waxyaabihii lagu heshiiyay shirarkii hore ee \u00a0ka dhacay London sanadkii 2017da iyo kii ka dhacay Brussels sanadkii hore \u00a02018, isagoo intaa ku daray in shirka SPF ee ka furmay Muqdisho aanu \u00a0ogeyn waxa lagu heshiin karo iyadoo aan loo dhammeyn oo maamul \u00a0goboleedyadii oo idil aanay ka qeyb galeyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si la mid ah Jubbaland waxaa ka qeybgalka shirkan ka hor yimid maamul gobolleedka Puntland oo aysan jirin cid ku mataleysa, iyaga oo sharuud uga dhiggay \u00a0in shirka laga soo qeybgaliyo madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ka furmay Muqdisho ayaa ku \u00a0bilowday jawi ay ka muuqato kala qeybsanaan siyaasadeed iyo in aanay u \u00a0dhammeyn dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyada maamul gobolleedka Jubbaland Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa sheegay sababtay ay u qaadaceen ka qeybgalka shirka heerka caalami ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay in martiqaadka shirka markii horeba ka ogaadeen baraha bulshada, dhinaca kalana aan la marin sida uu hadalka u dhigay nidaamkii saxda ahaa madaama oo \u00a0sida uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59298,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59296\/revisions\/59298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59297"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}