{"id":59279,"date":"2019-09-30T00:22:26","date_gmt":"2019-09-29T21:22:26","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59279"},"modified":"2019-09-30T00:22:26","modified_gmt":"2019-09-29T21:22:26","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-dawladda-federalka-oo-ku-baaqey-in-gar-gaarn-baniaadanimo-lala-gaaro-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/masuuliyiin-ka-tirsan-dawladda-federalka-oo-ku-baaqey-in-gar-gaarn-baniaadanimo-lala-gaaro-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Masuuliyiin Ka Tirsan Dawladda Federalka oo Ku Baaqey In Gar Gaarn Bani&#8217;aadanimo Lala Gaaro Gobolka Gedo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba siweyn looga deyrinayay xaalada nolaleed ee dadka ku dhaqan deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Gedo, ayaa waxaa arintan baaq ku wajahan dowladda ka soo saaray Wasiirro iyo Xildhibaanno ku shiray Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa \u00a0ay sheegeen in dadka ka barakacay deegaanno ka tirsan gobolka Gedo iyaga iyo xoolahihii u haray intaba u dhimanayaan abaar iyo biyo la\u2019an baahsan \u00a0soo wajahday, waxaana madaxda ugu saraysa dowladda federalka ah \u00a0ee Soomaaliya , hay addaha samafalka iyo guud ahaan shacabka \u00a0Soomaaliyeed ay ugu baaqeen in gurmad deg deg ah loo fidiyo dadkaasi ay \u00a0dhibaatada hayso.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim ayaa waxa uu sheegay in Wasaaraddooda ay qorshooyin u dajiyeen dadka ay saamaysay biyo la\u2019anata .<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa uu ugu baaqay madaxda dowladda in ay dabagal kusameeyaan lacagaha loogu talagalay Arrimaha Biyaha dalka kuwaas oo uu tilmaamay in siqaldan loo isticmaalo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka Wasiirada iyo Xildhibaanada \u00a0katirsan Dowladda\u00a0 Federaalka ah \u00a0ee Soomaaliya ayaa ku soo aadayaa xilli qaar kamid ah Shacabka ku nool \u00a0deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ay kabarakaceen Abaaro iyo duqeymo \u00a0deegaano ka tirsan gobolkaas ka fuliyaan ciidamada Kenya,isla markaana \u00a0ay heystaan dhibaatooyin kala duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba siweyn looga deyrinayay xaalada nolaleed ee dadka ku dhaqan deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Gedo, ayaa waxaa arintan baaq ku wajahan dowladda ka soo saaray Wasiirro iyo Xildhibaanno ku shiray Muqdisho. Waxaa \u00a0ay sheegeen in dadka ka barakacay deegaanno ka tirsan gobolka Gedo iyaga iyo xoolahihii u haray intaba u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59279","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59279"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59281,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59279\/revisions\/59281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}