{"id":59232,"date":"2019-09-27T21:42:23","date_gmt":"2019-09-27T18:42:23","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59232"},"modified":"2019-09-27T22:39:16","modified_gmt":"2019-09-27T19:39:16","slug":"loolanka-u-dhaxeeya-dalalka-jabuuti-iyo-kenya-oo-uu-ka-hadley-m-weyne-ismaaciil-cumar-geelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/loolanka-u-dhaxeeya-dalalka-jabuuti-iyo-kenya-oo-uu-ka-hadley-m-weyne-ismaaciil-cumar-geelle\/","title":{"rendered":"Loolanka U Dhaxeeya Dalalka Jabuuti Iyo Kenya oo uu Ka Hadley M\/weyne Ismaaciil Cumar Geelle."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxaweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlayay Idaacada VOAda ayaa ka hadlay loolanka kala dhaxeeya dowladda Kenya ee la xiriira Kursiga Qaarradda Africa ee xubinnimada Golaha Amaanka ee Qarramada Midoobey<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dowladdaha Jabuuti iyo Kenya uu ka dhaxeeyo xiriir wanaagsan oo walaalnimo, gaar ahaan waxaa uu sheegay in xiriirka ka \u00a0dhaxeeya uu dhaafsiisan yahay mid siyaasadeed oo kaliya, balse uu gaarsiisan yahay ilaa heer mushtamac isaga oo tusaale u soo qaatay in Kenya magangalyo siisay oo dalkeeda ay ku nool dad Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale madaxweynaha Jabuuti ayaa eedeyn u jeediyay Golaha midowgga Africa oo u codeeyay in kursiga Golaha Amniga Qarramada Midoobey ku matasho Kenya, waxaan uu sheegay madaxweyne Geelle in arintaasi aheyd mid qalad ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Qaladka ay galleen wadamada midowga Africa waxaan oran karaa wuxuu ahaa mid xaqa Jabuuti lagu luminayo oo la baalmarayo, waayo Kenya Labo jeer ayeey Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ku matashay Qaarradda, laakiin Annaga mar kaliya ayeey aheyd, sidaa daraadeed waxaan u arkey-nay cadaallad darro la sameeyay&#8221; ayuu yiri madaxweynaha Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali waxaa taagan loolanka labada dowladood Jabuuti iyo Kenya ee la xiriira xubinnimada Kursiga Golaha Amaanka waxaana ay Jabuuti hadda taageero mug leh ka raadeysneysaa wadamada Carabta oo dhankooda taageero u muujinaya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxaweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlayay Idaacada VOAda ayaa ka hadlay loolanka kala dhaxeeya dowladda Kenya ee la xiriira Kursiga Qaarradda Africa ee xubinnimada Golaha Amaanka ee Qarramada Midoobey Wuxuu sheegay in dowladdaha Jabuuti iyo Kenya uu ka dhaxeeyo xiriir wanaagsan oo walaalnimo, gaar ahaan waxaa uu sheegay in xiriirka ka \u00a0dhaxeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59233,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59232","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59232"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59234,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59232\/revisions\/59234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}