{"id":59229,"date":"2019-09-27T21:22:23","date_gmt":"2019-09-27T18:22:23","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59229"},"modified":"2019-09-27T21:22:41","modified_gmt":"2019-09-27T18:22:41","slug":"shimbir-duulaya-oo-khatar-ku-haya-dadka-somaliland-iyo-somalida-itoobiya-ee-miyiga-ku-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/shimbir-duulaya-oo-khatar-ku-haya-dadka-somaliland-iyo-somalida-itoobiya-ee-miyiga-ku-nool\/","title":{"rendered":"Shimbir Duulaya oo Khatar Ku Haya Dadka Somaliland iyo Somalida Itoobiya ee Miyiga Ku Nool."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Maalmihii u dambeeyey waxa hadal hayntiisu u badnayd bahal duulaya oo loo maleeyey inuu yahay Gorgor oo caruurtii ku laynaya deegaanada Miyiga Somaliland iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Bahalkan ayaa la sheegay in tiraba dhawr caruur ah ku dilay Somaliland iyo Itoobiya, waxaana lagu sheegay deegaanada Gaashaamo ee bariga Itoobiya iyo deegaanno hoos yimaada gobolka Togdheer, kuwaas oo uu caruur ku laayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Illa hadda si dhaba looma garanayo bahalkaasi wuxuu yahay iyo tiradda uu ka kooban yahay, haseyeeshee xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay iska kaashan doonaan Itoobiya si wada jir wax uga qaban lahaayeen bahalkan duulaya ee dadkii khatar ku haya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Shugri Xaaji Ismaciil Baandare ayaa sheegtay in Isbedelada ku yimi Cimilada Adduunka ay keentay shimbirkan wax cunaya,waxaanay usoo jeedisay shacabka deegaannada dalka in ay ka feejignaadaan Shimbirkan dad cunka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaa wax innagu soo kordhay waana wax cusub horana umay jiri jirin baadhitaan ayaanu ku maqannahay Caalamka waanu la xidhiidhnay meelo badanna wax bay ka soo sheegayaan,shimbiraheena waynu naqaanaa waa Shimbiraha Caalamka oo dhan waa la garanayaa waana wax qoran dalka Itoobiya xuduud dheer ayaynu wadaagnaa wax badan ayaa ka soo gudba xuduudkaas oo jaar ayaynu nahay inta badana xayawaanku xagooda ayay ka soo gudbaan.Shimbiraha qaar ayaana ka taga xageena waxaana aad ogaanaysaa in wixii ay ku noolaayeen shimbiruhu in ay isbedeleen.\u201dayey tidhi wasiir Shugri.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwaxa saamaysay isbedelkaa Cimilada ku yimid oo wax kasta saamaysay marka abaaruhu dhacaan ee dhulka lagu cidhiidhiyo oo magaalooyinkii fidaan ee kayntii la goynayo ee uu waayo meel uu ku dhalo shimbirkii,markaa waa geed haad waayay waxaana ka Wasaarad ahaan nooga yaalla in aanu dadka ku nidhaahno is jira oo waliba caruurta la ilaaliya.waxaana Afrika iyo Ameerika ka dhaca Shimbir sidaa oo kale ah oo dadka inta uu dhirbaaxo ugaadhsada namay soo gaadhin shimbirkaa la leeyahay waala dilay waana shimbirka Afrika waana mucjiso innagu cusub waana in laga feejignaadaa\u201dayey tidhi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, shalay waxa la sheegay in laba gorgor weerar ku soo qaadeen wiil geel la jooay deegaanka cayn-xidhood oo ka tirsan degmada Danood ee gobolka Doolo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wiilkan geel jiraha oo gurmad helay ayaa dilay mid ka mid ah gorgorkii soo weeraray, waxaanu gorgorkani dhibaato u gaystay wiilkii geel jira ahaa oo wejiga dhaawacyo fudud ka soo gaadheen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxa isla shalay sidan oo kale deegaanka hoos taga Caynaba ee gobolka Sool isna shimbirkani ku weeraray nin reer Miyi ah, kaasi ugu dambeyn isna dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shimbirkan dad cunka ah ayaa ku cusub guud ahaan deegaanadan, horena looma arag, waxaanay taasi cabsi ku abuurtay dadkii miyiga ku noollaa.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalmihii u dambeeyey waxa hadal hayntiisu u badnayd bahal duulaya oo loo maleeyey inuu yahay Gorgor oo caruurtii ku laynaya deegaanada Miyiga Somaliland iyo Itoobiya. Bahalkan ayaa la sheegay in tiraba dhawr caruur ah ku dilay Somaliland iyo Itoobiya, waxaana lagu sheegay deegaanada Gaashaamo ee bariga Itoobiya iyo deegaanno hoos yimaada gobolka Togdheer, kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59231,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59229\/revisions\/59231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}