{"id":59212,"date":"2019-09-27T02:01:23","date_gmt":"2019-09-26T23:01:23","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59212"},"modified":"2019-09-27T02:02:08","modified_gmt":"2019-09-26T23:02:08","slug":"wasiiradda-arrimaha-debedda-soomaaliya-iyo-kenya-oo-siyaabo-kala-duwan-uga-hadley-kulan-ay-yeesheen-labada-m-weyne-uhuuro-iyo-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/wasiiradda-arrimaha-debedda-soomaaliya-iyo-kenya-oo-siyaabo-kala-duwan-uga-hadley-kulan-ay-yeesheen-labada-m-weyne-uhuuro-iyo-farmaajo\/","title":{"rendered":"Wasiiradda Arrimaha Debedda Soomaaliya Iyo Kenya oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadley Kulan ay Yeesheen labada M\/weyne Uhuuro Iyo Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan magaalada New York ku dhaxmaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu dhaxdhaxaadinayay madaxweynaha dalka Masar islamarkaana ah guddoomiyaha midowga Africa ee xiligan Cabdifataax Al-Siisi, ayaa qodobadii ka soo baxay waxaa ka mid ahaa wada-hadal lagu dhameeyo khilaafka diblomaasiyadeed ee labada dal, taasoo dad badan u fasirteen in dowladda Soomaaliya aqbashay in laga wada -hadalo muranka Badda ee labada dowladood u dhaxeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse Wasiir Cawad oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in marnaba kulankaasi leyskula soo qaadin qadiyada ku saabsan Badda dowladda Soomaaliya -na ka cudurdaaratay ka hadalka arinkan ka hor inta uusan kulanku bilaaban.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka Kale Wasiiradda Arrimaha Debedda Dalka Kenya \u00a0Monica Juma ayaa Barteeda Twitterka Ku Shaacisay In ay Guul Tahey In arrinka Muranka Badda ay Ku Dhamaatey Sidii ay Kenya Dooneysay oo ah In Wadahadal Midawga Africa Garwadeen ka Yihiin Lagu Dhameeyo Muranka Badda ee u Dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Madaxweye Farmaaajo kulanka ka hor ayuu u sii sheegay madaxweynaha dalka Masar oo kulanka dhaxdhaxaadinayay in aan marnaba laga wada hadli karin qadiyada ku saabsan Badda loona daayo go&#8217;aan ka gaaristeeda Maxkamadda ICJ oo ay hadda dacwaddu hortaalo, ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa intaa ku daray in markii horeba kulankani uu ahaa mid ay Kenya dalabatay oo aan ka iman dhinaca Soomaaliya&#8221; Dabcan madaxweynaha Masar ayaa nagu soo war-galiyay in madaxda Kenya ee ku sugan shirka doonayaan in ay nala hadlaan., sidaa ayuuna ku aqblay madaxweyne Farmaajo madaama aysan waxba ku jabneyn in la wada hadlo&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddi \u00a0 labada dhinaca ah ayuu sheegay in lagu balamay in la sameeyo, kuwaas oo ka shaqeyn \u00a0doona deris wanaaga iyo xiriir wanaaga,isla markaana ay ka Sahqeyn \u00a0doonaan sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirkii ka dhaxeeyay labada \u00a0dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58947\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/kenya-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/kenya-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/kenya.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/cawad-wasir.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-59213\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/cawad-wasir-300x165.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"165\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/cawad-wasir-300x165.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/cawad-wasir.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan magaalada New York ku dhaxmaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya. Kulanka oo uu dhaxdhaxaadinayay madaxweynaha dalka Masar islamarkaana ah guddoomiyaha midowga Africa ee xiligan Cabdifataax Al-Siisi, ayaa qodobadii ka soo baxay waxaa ka mid ahaa wada-hadal lagu dhameeyo khilaafka diblomaasiyadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59214,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59212\/revisions\/59214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}