{"id":59200,"date":"2019-09-26T21:00:16","date_gmt":"2019-09-26T18:00:16","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59200"},"modified":"2019-09-26T21:01:25","modified_gmt":"2019-09-26T18:01:25","slug":"m-weyne-uhuru-kenyatta-oo-wali-ku-adkeysanaya-in-muranka-badda-kenya-iyo-soomaaliya-lagu-dhameeyo-waahadal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/m-weyne-uhuru-kenyatta-oo-wali-ku-adkeysanaya-in-muranka-badda-kenya-iyo-soomaaliya-lagu-dhameeyo-waahadal\/","title":{"rendered":"M\/weyne Uhuru Kenyatta oo Wali Ku Adkeysanaya In Muranka Badda Kenya Iyo Soomaaliya Lagu Dhameeyo Waahadal."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in wali dowladda Kenya ku taagan tahay in hab wada hadal lagu dhameeyo muranka Badda ee kala dhaxeeya dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kenyatta oo khudbad ka hor jeedinayay kulanka meertada 74aad ee Golaha Guud ee Qarramada Midoobay ayaa \u00a0hadalkan sheegay maalin uu kaddib kulan uu New York kula qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadlleen arrimo dhowr ah oo quseeya xiriirka Diblomaasiyadeed ee labada dowladdood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dowladdiisu sii waddi doonto dadaallada ku saabsan in dhiggooda Soomaaliya ku riixaan in xal wada hadal lagu dhameeyo muranka Badda ee ka dhaxeeya kaa oo hadda hor yaala maxkamadda Cadaallada ICJ.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in Qarramada Midoobey \u00a0ahmiyad gaar ah \u00a0siineyso in dariiqa wada hadalku yahay hannaanka ugu wanaagsan ee lagu xalliyo murannada,<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSida aan ognahay, Qaramada Midoobay waxay ahmiyad \u00a0siineysaa in dariiqa wada hadalku yahay hannaanka ugu wanaagsan ee lagu \u00a0xalliyo murannada, Sidoo kale heshiiskii shuruucda badda ee Qaramada \u00a0Midoobay wuxuu tilmaamayaa xadeynta xudduud badeedda ee u dhaxeeya \u00a0waddamada si saaxiibtinnimo ah\u201dayuu yiri Madaxweynaha Kenya Uhuru \u00a0Kenyatta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Uhuru Kenyatta ayaa sidoo kale sheegy in ay soo dhaweynayaan dhankooda dalabkii ka soo baxay Golaha Amaanka Midowga Africa ahaa in wada hadal laga galo khilaafka Xudduud Badeedka u dhaxeeya labada dowladdood Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Masar ayaa soo qaban qaabiyay kulan uu isugu keenay Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo is afgarad ka dhex \u00a0dhaliyay labada dhinac oo tan iyo bishii March ee sanadkan aanay is \u00a0arkin, islamarkaana xiriirka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid xumaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo VOA la hadlay ayaa sheegay in marnaba madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la soo qaadin dhiggiisa Kenya wada hadal quseeya Badda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la filayo in uu lafirkiisa maanta khudbad ka hor jeediyo shirka Golaha Guud ee Qarramada Midoobey ayaa isha lagu wada hayaa sida uu soo hadal qaadayo khilaafka kala dhaxeeya Kenya iyo aragtida Soomaaliya ee ku aadan habka loo wajahayo kiiska ku saabsan muranka Badda.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in wali dowladda Kenya ku taagan tahay in hab wada hadal lagu dhameeyo muranka Badda ee kala dhaxeeya dalka Soomaaliya. Kenyatta oo khudbad ka hor jeedinayay kulanka meertada 74aad ee Golaha Guud ee Qarramada Midoobay ayaa \u00a0hadalkan sheegay maalin uu kaddib kulan uu New York kula qaatay madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59200","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59200"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59203,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59200\/revisions\/59203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}