{"id":59194,"date":"2019-09-25T00:26:13","date_gmt":"2019-09-24T21:26:13","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59194"},"modified":"2019-09-25T00:26:29","modified_gmt":"2019-09-24T21:26:29","slug":"kulan-labo-geesood-ah-oo-ay-yeesheen-wasiirada-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-ee-dalalka-soomaaliya-iyo-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/kulan-labo-geesood-ah-oo-ay-yeesheen-wasiirada-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-ee-dalalka-soomaaliya-iyo-qatar\/","title":{"rendered":"Kulan Labo Geesood ah oo ay Yeesheen Wasiirada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada ee Dalalka Soomaaliya iyo Qatar."},"content":{"rendered":"<div>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar , kaddib marti qaad uu ka helay dhiggiisa Qatar.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Horumarinta Maamulka, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dalka Qatar,Yousef bin Mohammed Al Othman Fakhroo ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta wasaaradda wafdiga uu hoggaaminayo Wasiir Sadiiq Warfaa,iyada oo wada-hadal ay labada dhinac yeesheen diiradda lagu saaray xiriirka laba geesoodka ee labada dhinac, iyo sidii loo horumarin lahaa loona xoojin lahaa, gaar ahaan dhinacyada shaqada iyo arrimaha bulshada.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa uga mahadceliyay dhiggiisa dalka Qatar marti-qaadka iyo wada-hadallada ay maanta ku yeesheen xarunta Wasaaradda Horumarinta\u00a0 Maamulka, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dalka Qatar.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Wada-hadallada aan maanta yeelanay waxay billow u yihiin kullamo soconaya labo maalin ,waana tallaabo lagu xoojinayo wada-shaqeynta iyo iskaashiga labada dhinac.&#8221; ayuu yiri wasiir Warfaa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wuxuu inta ku daray inta ay socdaan kullamada inuu sidoo kale uu kala hadlayo dhiggiisa dalka Qatar sidii xukuumadda Doxa ay u ballaarin laheyd kootada muwaadiniinta Soomaalida ah ee ka faa&#8217;iideysanaya shaqaaleysiinta muddada uu dalka Qatar ka socdo tartanka dalalka ee kubadda cagta (Koobka Adduunka) ee la qabanayo sannadka 2022ka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2019\/Sept\/201992463704914302509158271857045_10219611152931152_1090342147476946944_n.jpg\" \/><\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Sadiiq Warfaa, ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Qatar ay kala hadlayaan dib u howlgalinta Machadka Horumatinya iyo Maareynta Soomaaliya ee SIDAM, dib u anba qaadidda heshiis ay labada dal galeen sanadkii 1983-dii oo la xiriiray iskaashi shaqo wadaag iyo horumarinta bulshada.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Waxa aan diiradda saareyno ayaa ah sidii shaqo abuur macno leh waxna tareysa bulshada Soomaaliyeed lagu heli lahaa.&#8221; ayuu ku daray.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa\u00a0 ayaa sidoo kale muddada uu ku suganyahay Qatar la kulmaya Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Qatar,Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar , kaddib marti qaad uu ka helay dhiggiisa Qatar. Wasiirka Horumarinta Maamulka, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dalka Qatar,Yousef bin Mohammed Al Othman Fakhroo ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta wasaaradda wafdiga uu hoggaaminayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59196,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59194\/revisions\/59196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}