{"id":59181,"date":"2019-09-24T23:34:48","date_gmt":"2019-09-24T20:34:48","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59181"},"modified":"2019-09-24T23:37:14","modified_gmt":"2019-09-24T20:37:14","slug":"murashixiintii-isbedeldoonka-kismaayo-oo-aad-u-dhaliilay-hadalladii-ay-jeediyeen-m-weyneyaashii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/murashixiintii-isbedeldoonka-kismaayo-oo-aad-u-dhaliilay-hadalladii-ay-jeediyeen-m-weyneyaashii-hore\/","title":{"rendered":"Murashixiintii Isbedeldoonka Kismaayo oo Aad U Dhaliilay Hadal uu Jeediyey M\/weynihii Hore Sh Shariif.."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Cabdinaasir Seeraar Maax iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig \u00a0oo labaduba magaalada Kismaaayo uga dhawaaqay mid walba in uu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa si adag uga horyimid shirkii jaraa&#8217;id ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu shalay ku qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8221;Waxaan dhageystay hadal jeedintii shalay ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, wuxuu ka hadlayay wax-yaabo fara-badan waxaa xasuusinayaa Anniga oo xormeynaya islamarkaana Og wixii uu soo qabtay, waxaa ku weydiinayaa Kismaayo waxa weeye gobol ka mid ah gobollada Soomaaliya, waxaa ka jira Ismaamul hoose oo la yiraahdo Jubbaland, \u00a0Waxaa laga celiyay oo maamulka hadda jira uu u diiday in ay Kismaayo yimaadaan Wasiirro heer federaal ah oo aad ogtahay, Xildhibaanno ayaa laga celiyay oo la yiri ma imaan kartaan, kuwaa laga tarxiilay oo shirci darro looga saaray magaalada, waxaa loo diiday Kismaayo oo laga celiyay Jeneraalo ka tirsan ciidanka Soomaaliyeed, \u00a0marka aad leedahay waa sharci darro in leyga celiyo Kismaayo waa run umana maley-nayo in adiga shaqsiyan wax laguu xannibay ay jirto, miyeeysan sharci aheyn Dastuuri ah ka muwaadin ahaan in sida Adigu-ba sheegtay in aad ka hadasho kuwaa loo diiday ee qaarna la dhoofiyay ee la yiri halkan ma iman kartaa oo uu ka mid ahaa Wasiirka Duulista Hawadda Soomaaliya, &#8221; ayuu yiri Cabdinaasir Seeraar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka tirsan \u00a0mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dhamaan wax-yaabaha uu ka hadlay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed yihiin kuwo isaga dib ugu noqonaya oo baahan in su&#8217;aalo leyska weydiiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Wuxuu yiri Dastuurka ayaa dhiggaya in dalkan afartii sano mar doorasho la qabto oo sidaa xilka leysugu wareejiyo su&#8217;aasha is weydiinta mudan waxey tahay halkan [Jubbaland] doorasho ma ka dhacday &#8230; Maya kama dhicin&#8230;.waxa Alla waxa aad Adigu sheegtay oo dhan oo xadgudub ah ayaa halkan ka jira, waxaadna rabtaa xadgudub in aad xalaaleyso, waxaad rabtaa Boob iyo Khiyaano\u00a0 in aad xalaaleysid.. Mana xalaaleyn kartid..Haddii aad hadda soo baxdo oo saaxiibkaagii hore caleemo saarto waxba u soo kordhin meysid &#8230; malaha in lagaa celiyo ayaa kaaga sharaf badneyd&#8221;&#8217; ayuu yiri xildhibaan Xidig oo Kismaayo uga dhawaaqay in uu yahay madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxda sare ee dalka in ay ku xadgudubayaan Dastuurka dalka, isaga oo dhinaca kale ku baaqay in loo istigano sidii loo badbaadin lahaa dowladnimada Soomaliya oo sida uu hadalka u dhigay hadda ku socta wadadii burburka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdinaasir Seeraar Maax iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig \u00a0oo labaduba magaalada Kismaaayo uga dhawaaqay mid walba in uu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa si adag uga horyimid shirkii jaraa&#8217;id ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu shalay ku qabtay magaalada Muqdisho. &#8221;Waxaan dhageystay hadal jeedintii shalay ee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59181"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59184,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59181\/revisions\/59184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}