{"id":59158,"date":"2019-09-23T20:53:35","date_gmt":"2019-09-23T17:53:35","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59158"},"modified":"2019-09-23T20:54:30","modified_gmt":"2019-09-23T17:54:30","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-aan-wali-wax-cudurdaar-ah-kabixin-hakintii-sh-shariif-ee-safarka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/xukuumadda-soomaaliya-oo-aan-wali-wax-cudurdaar-ah-kabixin-hakintii-sh-shariif-ee-safarka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo aan Wali Wax Cudurdaar ah Kabixin Hakintii Sh Shariif ee Safarka Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya oo laga dalbaday in ay raaligalin buuxda ka bixiso dhacdadii leysku hortaagay maalintii shalay wafdi uu hoggaaminayay Shariif Sheekh Axmed oo ku sii jeeday magaalada Kismaayo ayaan arintan wali wax war ah ka soo saarin.<\/p>\n<p>Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka dalbaday dowladda in ay raaligalin ka bixiso, hasse ahaatee warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda ka biyo diidan tahay ka hadalka arintan, iyada oo aan marnaba ogoleyn in ka qeybgalka caleemo saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe]<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cSida la og yahay dalka waxaa uu ku jiraa marxalad soo kabasho dib u \u00a0dhiska dowladnimada iyo isu keenida bulshadii colaaduhu kala irdheeyeen, \u00a0laguna heshiiyay dastuur KMG ah oo damaanad qaadaya xuquuqda iyo \u00a0xoriyadda muwaadinka Soomaaliyeed\u201dayaa lagu yiri war saxaafadeedka xalay ka soo baxay xisbiga uu hoggaamiyo Shariif Sheekh Axmed ee Himilo Qaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga ayaa uga digay dowladda Federaalka \u00a0sida ay hadalka u dhiggeen faragelinta ay ku heyso dowlad goboleedyada iyo ku tagri falka awoodeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xisbiga ayaa ugu danbeyntii ugu baaqay Madaxda dowladda Federaalka inay ka \u00a0waantoobaan jebinta dastuurka iyo shuruucda dalka, waxaana ay \u00a0caddeynayaan in wixii hadda ka dambeeya aan loogu dulqaadan doonin inay \u00a0si bareer ugu tuntaan sharciga dalka u yaalla.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya oo laga dalbaday in ay raaligalin buuxda ka bixiso dhacdadii leysku hortaagay maalintii shalay wafdi uu hoggaaminayay Shariif Sheekh Axmed oo ku sii jeeday magaalada Kismaayo ayaan arintan wali wax war ah ka soo saarin. Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka dalbaday dowladda in ay raaligalin ka bixiso, hasse ahaatee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59160,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59158\/revisions\/59160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}