{"id":59151,"date":"2019-09-23T01:46:51","date_gmt":"2019-09-22T22:46:51","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59151"},"modified":"2019-09-23T01:48:06","modified_gmt":"2019-09-22T22:48:06","slug":"safar-uu-ku-tagi-lahaa-magaalada-kismaayo-m-weynihii-hore-sh-shariif-oo-muran-iyo-hadal-hayn-keenay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/safar-uu-ku-tagi-lahaa-magaalada-kismaayo-m-weynihii-hore-sh-shariif-oo-muran-iyo-hadal-hayn-keenay\/","title":{"rendered":"Safar uu Ku Tagi Lahaa Magaalada Kismaayo M\/weynihii Hore Sh\/shariif oo Muran iyo Hadal Hayn Keenay."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is hortaag subaxnimadii hore ee saakay lagu sameeyay diyaarad madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed u qaadi laheyd magaalada Kismaayo si uu uga qeybgalo caleemo saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).<\/p>\n<p>Amar ka soo baxay \u00a0Hey\u2019adda Duulista Hawada \u00a0ayaa lagu war-geliyay diyaaradaha aadaya Kismaayo inay is diiwaan \u00a0geliyaan ayna fasax soo weydiisato Hey\u2019adda 24 saac ka hor.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse waxaa la sheegay in diyaaradan uu raaci lahaa Shariif Sheekh Axmed oo aheyd diyaarad rayid leyska hortaagay in ay ka duusho Garoonka iyadoo waday rakaab ku sii jeeday magaalada Kismaayo,<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga in sababtu aheyd in shirkadda Diyaaradu soo buuxin weyday sharuuda hay&#8217;addaha Duulista Hawadda iyo in si gaar ah is hortaaga loogu sameeyay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed,<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee dhinaca kale fariin ka timid maamulka Jubbaland ayaa la sheegay in lagu war-galiyay shirkadda diyaaradan maamusha in aysan ka soo deggi karin magaalada Kismaayo haddii aysan soo qaadin Shariif Sheekh Axmed oo ka baaqday maanta safarkii uu ku tagi lahaa magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa horay ugu amartay dhamanba duulimaadyada tagaya magaalada Kismaayo in ay marka soo maraan Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho si baaritaan loogu sameeyo, waxaa xusid mudan in isla maanta qoraal ka soo baxay hay&#8217;adda Duulista hawadda lagu war-galiyay dhamaanba shirkaddaha duulimaadyada tagaya Kismaayo isa soo diiwaan-galiyaan 24saac ka hor.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is hortaag subaxnimadii hore ee saakay lagu sameeyay diyaarad madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed u qaadi laheyd magaalada Kismaayo si uu uga qeybgalo caleemo saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Amar ka soo baxay \u00a0Hey\u2019adda Duulista Hawada \u00a0ayaa lagu war-geliyay diyaaradaha aadaya Kismaayo inay is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59151","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59153,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59151\/revisions\/59153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}