{"id":59109,"date":"2019-09-21T19:52:31","date_gmt":"2019-09-21T16:52:31","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=59109"},"modified":"2019-09-21T20:26:59","modified_gmt":"2019-09-21T17:26:59","slug":"afahayeenka-xuuthiyiinta-yemen-oo-sheegay-in-ay-joojiyeen-duqeynta-wadanka-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/09\/afahayeenka-xuuthiyiinta-yemen-oo-sheegay-in-ay-joojiyeen-duqeynta-wadanka-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Afahayeenka Xuuthiyiinta Yemen Oo Sheegay In Ay Joojiyeen Duqeynta Wadanka Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\"><\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p><strong>Xoogaga Shiicada ah ee Xuuthiyiinta Yemen ayaa habeenimadii Sabtida soogaleysay ku dhawaaqay inay go\u2019aansadeen inay joojiyaan duqeynta ay ku hayeen magaalooyinka wadanka Sacuudiga.<\/strong><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-322579\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta.jpg\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta.jpg 650w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta-400x225.jpg 400w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka u hadlay Golaha Sare ee Xuuthiyiinta Mahdi al-Mashat ayaa warsaxaafadeed uu xalay qabtay ku sheegay in gebi ahaan ay joojiyeen gantaaladii iyo diyaaradaha drone-ka ay ku bartilmaamsan jireen xarumaha ku yaal dalka Sacuudiga.<\/p>\n<p>Kooxdan ayaa sheegatay inay ka danbeysay weerarkii 14kii September ee sabtidii hore lagu qaaday labo xarun oo laga soo saaro shidaalka oo ku yaal Sacuudiga, weerarkaasi oo hoos u dhigay shidaalkii uu Sacuudiga soo saari jiray, saameyna ku yeeshay sicirka batroolka ee caalamka.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayey ku sheegeen Xuuthiyiinta inuu yahay mid ay doonayaan in wadada uu u furo waan waan iyo xabad joojin ka dhacda dagaalka ka socda wadanka Yemen oo ay sheegeen inuu yahay mid burbur ku keenaya dhamaan dhinacyada dalkaasi ku dagaalamaya.<\/p>\n<p>Waxayse ka digeen hadii Sacuudiga iyo Xulafadiisa dhankooda laga waayo garowsho iyo xabad joojin noocaan oo kale ah inay iyaguna dhankooda sii wadi doonaan isdifaacooda.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-322580\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta2-740x416.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta2-740x416.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta2-400x225.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta2-768x432.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Afhayeenka-Xuuthiyiinta2.jpg 980w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Boqortooyada Sacuudiga ayaa iyadu dhankeeda ku eedaysay weeraradii lagu qaaday xarumaha shidaalka inay ka danbeysay dowlada Iran, waxayna Riyadh hada dadaal ugu jirtaa sidii ay uga dhaadhicin lahayd arrintaasi dowlada Maraykanka oo ay dooneyso inay garab ka hesho hadii ay wax jawaab ah u direyso dalka Iran oo awood badan kuleh gobalka.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-57894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga Shiicada ah ee Xuuthiyiinta Yemen ayaa habeenimadii Sabtida soogaleysay ku dhawaaqay inay go\u2019aansadeen inay joojiyaan duqeynta ay ku hayeen magaalooyinka wadanka Sacuudiga. Afhayeenka u hadlay Golaha Sare ee Xuuthiyiinta Mahdi al-Mashat ayaa warsaxaafadeed uu xalay qabtay ku sheegay in gebi ahaan ay joojiyeen gantaaladii iyo diyaaradaha drone-ka ay ku bartilmaamsan jireen xarumaha ku yaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":59110,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-59109","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59109"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59130,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59109\/revisions\/59130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}